Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Final-ka Koobka Qaramada Africa oo Caawa dhicidoona

Tartanka koobka Qaramada Africa ayaa lagu soo afjari doonaa caawa dalka Gabon, waxaana hubaal ah in midkood Egypt iyo Cameroon… Sii akhri

Posted on February 5, 2017 by Desk

Chelsea oo guul ka gaadhay Arsenal, kuna si-qaysa Hanashada Horyaalka

Posted on February 4, 2017February 4, 2017 by Desk

Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Arsenal oo ay ku soo dhowaysay garoonkeeda Stamford… Sii akhri

Liverpool iyo Chelsea oo dhibcaha ku qeybsaday Anfeild Stadium

Posted on February 1, 2017February 1, 2017 by Desk

Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ayaa xalay ciyaar xiiso badan  oo ka tirsan horyaalka England ee Premier League-ga waxay ku dhexmartay… Sii akhri

Horyaalka Kubbadda Cagta Puntland oo Garowe ka socda iyo guulo la kala gaaray

Posted on January 9, 2017January 10, 2017 by Desk

Waxaa maalinkii labaad Soconaya Horyaal Kooxaha heerka koowaad ee Puntland, waxaana maanta dhacay laba kulan oo isdaba joog ah, kuwaas… Sii akhri

FIFA oo Taageertay in Koobka Aduunka laga Dhigo 48 Dal

Posted on December 28, 2016December 28, 2016 by Desk

Madaxweynaha xiriirka kubada cagta aduunka Gianni Infantino ayaa sheegay in ay si wayn u taageersanyihiin qorshaha lagu kordhinayo tirada dalalka… Sii akhri

Manchester City oo afka Ciida u Dartay kooxda Arsenal Kadib Ciyaar Xiiso Badan

Posted on December 19, 2016December 19, 2016 by Cowke

Ciiyar xiiso badan oo katirsan Preimer League dalka Ingiriiska ayaa xalay dhexmartay kooxaha Manchester City iyo Arsenal, Manchester City ayaana guul… Sii akhri

Xarun isboortis oo Casri ah oo Gaalkacyo laga furay

Posted on December 14, 2016 by Desk

Magaalada Gaalkacyo ee xarun gobolka Mudug waxaa laga hirgaliyay xarun isboortis oo casri ah oo lugu magacaabo Himile Fitness And… Sii akhri

Natiijooyinkii Kulamadii Xalay ee Champions league-ga

Posted on December 7, 2016December 7, 2016 by Desk

Waxa xalay la ciyaaray kulamo ka tirsan dhamaadka Group-yada koobka horyaalada qaarada Yurub ee Champions league-ga, waxana soo dhamaystirmay Afar… Sii akhri

Chelsea oo Guul ka soo Gaadhay Manchester City

Posted on December 3, 2016December 3, 2016 by Desk

Kooxda Chelsea ayaa guul soo laabasho cajiib ah ka soo gaadhay kooxda Manchester City oo ay Etihad Stadium marti ugu… Sii akhri

12 Kooxood oo u soo Gudbay Wareega 16-ka ee Koobka Horyaalada Yurub

Posted on November 24, 2016November 24, 2016 by Desk

Xalay ayaa la soo gabagabeeyay kulamadii shanaad ee heer group-yada koobka Horyaalada Qaarada Yurub ee loo yaqaano Uefa Champions League… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close