Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

El Clasico: Ciyaarta ugu daawashada badan dunida oo goordhow la Ciyaari doono

Dunida oo Dhan ayaa waxa ay isha ku hayaan ciyaarta ugu xiisaha iyo xamaasada badan ee dunida ee loo yaqaano El… Sii akhri

Posted on December 23, 2017December 23, 2017 by Cowke

Ciyaartooyda Jubbaland iyo Gal-Mudug oo Ciyaar Xiiso Badan ku Dhexmari Doonto Koonis

Posted on December 16, 2017 by Cowke

Waxaa galabta abaaro 3:30 Xiliga Muqdisho lagu wadaa in garoonka Koonis Degmada Cabdi Casiis ee Gobolka Banaadir ay ka dhacdo… Sii akhri

Isku Aadka Wareega 16-ka ee Champions League-ga oo la sameeyay

Posted on December 11, 2017December 11, 2017 by Liban Yusuf

Magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaa goordhaweyd ka dhacay isku Aadka Wareega 16-ka tartanka kooxaha horyaalada QaaradaYurub ee UEFA Champions… Sii akhri

Cristiano Ronaldo oo ku guuleystay Abaal marinta sanadka 2017

Posted on December 7, 2017December 7, 2017 by Liban Yusuf

Xidiga kooxda Real Madrid iyo Xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa markii Shanaad Caawa ku guuleystay abaal marinta xidiga ugu wanaagsan… Sii akhri

Isku Aadka tartanka Kubbada Cagta Dowlad goboleedyada Soomaaliya oo la sameeyay

Posted on December 5, 2017December 5, 2017 by Liban Yusuf

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay isku Aadka tartanka Kubbada Cagta Dowlad goboleedyada Soomaaliya. Tartankan oo sanadkii labaad oo xiriira… Sii akhri

Xulka Kubbada Cagta Puntland oo u Ambabaxay Muqdisho

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by Liban Yusuf

Waxaa maanta magaalada Garowe ka ambabaxay Xulka Kubbada Cagta Puntland oo tartanka Dowlad goboleedyada uga qeyb galaya magaalada Muqdisho. Xulka… Sii akhri

Puntland: Halyeeyadii la hilmaamay!

Posted on September 9, 2017September 9, 2017 by Liban Yusuf

Dhalinyaradu waa lafdhabarta hurumarka Bulshada waxaana muhiim ah in ay helaan dhiiragalinta ciyaaraha taas oo gudbisa fariin ah in laga… Sii akhri

Cristiano Ronaldo oo ku guuleystay Abaal marinta Yurub

Posted on August 25, 2017August 25, 2017 by Liban Yusuf

Laacibka kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaal marinta xidigii ugu fiicnaa Qaaradda yurub xilli… Sii akhri

Neymar oo ku biiray Kooxda PSG

Posted on August 4, 2017 by Liban Yusuf

Kooxda Paris Saint-Germain (PSG) ayaa si rasmi ah ula wareegtay laacibka reer Brazil Neymar, kadib markii uu heshiis rikoorka adduunka… Sii akhri

AC Milan oo wacdaro ka dhigtay suuqa iibsiga ciyaartoyda

Posted on July 19, 2017July 19, 2017 by Liban Yusuf

Kooxda kubadda cagta dalka Talyaaniga ee AC Milan ayaa ganacsi layaableh ka wada suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, kadib markii uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close