Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Senegal oo ku guuleysatay koobka Afrika

Xulka qaranka Senegal ayaa xalay markii labaad taariikhda ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika (AFCON 2025), kaddib markii ay 1-0 uga… Sii akhri

Posted on January 19, 2026January 19, 2026 by Desk

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay garsoore Cumar Cartan

Posted on November 23, 2025November 23, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay madaxtooyada qaranka garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo ku guuleystay abaalmarinta… Sii akhri

Cumar Cartan: Wiilka Soomaaliga ah ee ku guuleystay abaalmarinta garsooraha Afrika 2025

Posted on November 20, 2025November 20, 2025 by Desk

Garsooraha Soomaaliga ah ee kubadda cagta Cumar Cabdiqaadir Cartan ayaa ku guuleystay abaalmarinta garsooraha sanadka 2025 ugu wanaagsan qaaradda Afrika,… Sii akhri

Rodri oo ku guuleystay abaalmarinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan caalamka

Posted on October 29, 2024October 29, 2024 by Desk

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Manchester City iyo xulka qaranka Spain, Rodri ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay abaalmarinta Ballon… Sii akhri

Spain oo noqotay horyaalka Yurub

Posted on July 15, 2024July 15, 2024 by Desk

Xulka kubadda cagta Spain ayaa markii afraad ku guuleystay koobka qaramada Yurub kaddib markii ay 2-1 uga adkaadeen xulka England.… Sii akhri

Real Madriid oo qaaday horyaalka Yurub ee 2024

Posted on June 2, 2024June 3, 2024 by Desk

Kooxda Real Madriid ayaa markii shan iyo tobnaad ku guuleysatay koobka kooxaha Yurub ee UEFA Champions Leugue, kaddib markii ay… Sii akhri

Real Madrid oo u soo baxday kama dambaysta tartanka kooxaha Yurub

Posted on May 9, 2024May 9, 2024 by Desk

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa u soo baxday kama dambaysta (final-ka) tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League, kadib… Sii akhri

Manchester City oo ku guuleysatay horyaalka kooxaha Yurub

Posted on June 11, 2023June 11, 2023 by Desk

Kooxda Manchester City ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay horyaalka kooxaha Yurub ee UEFA Champions league, kaddib markii ay 1-0… Sii akhri

Argentina oo ku guuleysatay koobka adduunka 2022

Posted on December 18, 2022December 18, 2022 by Desk

Argentina ayaa markii saddexaad ku guuleysatay koobka adduunka, kaddib markii ay riigoorayaal 4-2 ah uga adkaatay France, markii ciyaarta kama… Sii akhri

Argentina oo u soo baxday kama dambeysta koobka adduunka

Posted on December 14, 2022December 14, 2022 by Desk

Xulka kubbadda cagta dalka Argentina ayaa u soo baxay kama dambeysta (final) koobka adduunka 2022 ee ka socda dalka Qatar,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close