Warqad Furan: Talo iyo Tusaale Madaxweynaha la doortay ee Puntland, 2019.
Mudane Madaxweyne, Marka hore, waxaan hambalyo u dirayaa shacabka Soomaaliyeed ee Reer Puntland dhalashada dowladda cusub, adiga iyo Madaxweyne ku-xigeenkaaga Md. Madaxweyne…
Open this website in Safari first.
You can find in this section a collection of articles devoted to commentary, feature columns, and readers’ opinions.
Mudane Madaxweyne, Marka hore, waxaan hambalyo u dirayaa shacabka Soomaaliyeed ee Reer Puntland dhalashada dowladda cusub, adiga iyo Madaxweyne ku-xigeenkaaga Md. Madaxweyne…
Inkasta oo dad badan oo Soomaaliyeed marka ay khilaaf maqlaan dhaga barjoobaan, haddana khilaafka aragtida iyo aaraada ku saabsani marna shar maahan,…
GUNDHIG ujeedka ugu weyn ee dowlad ama maamul loo dhisto waxaa weeye in bulshada ku dhaqan waddanka/gobolka dowladda dhisanaya ay helaan adeegga…
Waxa ay ahayd bilowgii sanadkii 1993 kii iyo shirkii nabadaynta Soomaalida ee Addis, markii ugu horaysay ee ay qarammada midoobay u caddaatay…
XUKUNKII CIIDAMMADA IYO DHICISTII HAILE SELASSE. Sanadkii 1974 waxaa Itoobiya ka dhacay abaar aad u naafaysay gobolada Oromada iyo cuno yaraan saamaysan…
XUKUNKII HAILE SALASE IYO DHISMIHII DAWLADDA CASRIGAA Tafare Ras Makonnen waxa uu ahaa wiil uu dhalay Ras Makonnen Wolde Mikael oo ahaa…
XUKUNKII BOQOR MENELIK. Kolkii ay Itoobiya u kala jajabtay maamulada yaryar, reer Menelik waxa ay ka talin jireen gobalka Shawo oo mar…
DAMACII MASAARIDA IYO BARAARUGGII XABASHIDA Sidii aynu horayba u soo sheegnay Itoobiya waxay soo martay ku dhawaad sadex boqol oo sano oo…
ROGAAL CELINTII MUSLIMIINTA IYO AASAASKII DAWLADDII ADAL. Kolkii laga guulaystay muslimiintii reer Zaylac dawladdoodiina la riday, suldaankoodiina la dilay, dadkii waxa ay…
Bitcoin waxay ka mid tahay lacagha la yiraahdo lacagaha meereegaha lagu magdeysan (Cryptocurrency) oo dhawaanahaan ku siyaadiya aduunyadda loona isticmaalo in internetka…