Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo Tababar ugu Xirmay Garoowe

Tababar  muddo toban beri ah uga socdey magaalada Garoowe shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa maanta soo xirmay iyadoo… Sii akhri

Posted on May 23, 2017 by dalsan

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garowe kula kulmay Madaxa Xafiiska Xaquuqul Insaanka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

Posted on May 22, 2017May 22, 2017 by dalsan

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Egn. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta subaxnimadii 22 May 2017 qasriga… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Helsinkiee dalka Finland

Posted on May 22, 2017May 22, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa duhurkii maanta oo ay taariikhdu… Sii akhri

G. ku-Xigeenka Barlamanka iyo Wasiiru dowlaha Warfaafinta Puntland oo Wafdi Cumaaniyiin ah soo dhaweeyay.

Posted on May 20, 2017May 20, 2017 by Desk

Guddoomiye ku-Xigeenka barlamanka Puntland iyo Wasiiru dowlaha wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, hiddaha iyo dhaqanka Puntland Dr.C.fitaax Nuur Ashkir ayaa maanta Wafdi… Sii akhri

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Qardho ku daahfuray Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare

Posted on May 20, 2017May 20, 2017 by Desk

Madaxweyne Ku Xigeenka  Puntland Ahna Sii Hayaha Xilka Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 20 May 2017… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Xaflad soo dhowayn ah loogu Sameeyey Magaalada Guthenberg

Posted on May 20, 2017May 20, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa xalay oo ay taariikhdu ahayd19/5/2017… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Daahfuraya Imtixaanka Fasalada 8-aad Iyo 12-aad Ee Puntland

Posted on May 20, 2017May 20, 2017 by Cowke

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Cameey ayaa maanta Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ka Daahfuraya… Sii akhri

PUNTLAND OO HESHIIS LA SAXIIXATAY DAWLADDA KENYA.

Posted on May 18, 2017May 18, 2017 by dalsan

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Cabdulle oo ay kamid yihiin Guddoomiyaha… Sii akhri

Madaxweyne Gaas: “ka yeeli mayno Xildhibaanada ku shiray Nairobi in dowlad 3-bilood Jirta la Shideeyo”

Posted on May 17, 2017May 17, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo xaflad lagu soo dhaweynayay kaga qeyb galay Magaalada Oslo ee dalka Norway… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay qunsulka Masar ee Soomaaliya

Posted on May 16, 2017May 16, 2017 by dalsan

Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 16 May 2017 ku qaabilay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close