Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Puntland oo Xukun dil ah ku riday 5 Ruux oo lagu qabtay Qaraxyo

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27-5-2017 ,xukun dil doogasho ah… Sii akhri

Posted on May 27, 2017May 27, 2017 by Cowke

Madaxweyne Gaas oo Bisha Ramadaan ugu Hambalyeeyay Umadda Puntland kana hadlay amaanka Puntland

Posted on May 27, 2017May 27, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas oo Safaro dhanka Dibada ah ku marayay qaar kamid ah wadamada… Sii akhri

Garowe: Eng. Camey oo ka gudoomey Xubno ka tirsan Guddiga Abaaraha DFS lacag dhan $200,000

Posted on May 26, 2017May 26, 2017 by dalsan

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Egn. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey oo maanta 26 May 2017 qado sharaf… Sii akhri

Puntland oo ku dhawaaqday Maalinta Bari ah inay tahay Kowda Bisha Ramadaan

Posted on May 26, 2017May 26, 2017 by dalsan

Dawladda Puntland ayaa maanta 26 May 2017 si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinimada berito oo kubeegan  27 May 2017… Sii akhri

SHirkii Golaha Wasiirada Puntland oo looga Hadlay Qodobo Muhiima

Posted on May 25, 2017May 25, 2017 by dalsan

Daacish oo soo bandhigtay magaca iyo Sawirka Ninkii isku qarxiyay Bosaso

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Ururka Daacish ayaa soo bandhigay Magaca iyo Sawirka ninkii isku qarxiyay Bar kontorool oo Ciidamada  Puntland ay ku leeyihiin bartamaha… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garoowe Ku Qaabilay Madaxa Xafiiska UNOCHA Ee Soomaaliya

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by dalsan

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa saaka subax nimadii 24, May, 2017,… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qayb galay Xaflada Ololaha Daawaynta Xoolaha Puntland

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by dalsan

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Egn. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa manta 24, May, 2017 ka qayb… Sii akhri

Kooxda Doocish oo Sheegatay Masuuliyada qaraxii Bosaso

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by Cowke

Ururka Daacish ayaa sheegtay Mas’uuliyadda weerar ismiidaamin ahaa oo xalay ka dhacay bar Kontorool oo ku taala bartamaha magaalada Boosaaso… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Xaflad soo dhowayn ah loogu sameeyey Magaalada Helsinki

Posted on May 24, 2017May 24, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa xalay oo ay taariikhdu ahayd… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close