Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Gudiga Doorashooyinka heer Federaal oo wada-hadal la yeeshay Musharax Jibriil Ibrahim Cabdulle

Gudoomiye ku xigeenka guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal Mowliid Mataan Salaad iyo xubno kale oo ka tirsan GHDHF ayaa kulan… Sii akhri

Posted on July 14, 2021July 14, 2021 by News Office

Baarlamaanka Puntland oo war ka soo saaray khilaafka ka dhashay wax-ka bedelka xeer-hoosaadkooda

Posted on July 13, 2021July 13, 2021 by Desk

Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in uusan jirin qodob ka mid ah xeer-hoosaadka Golaha oo ka hor-imanaya dastuurka Puntland. War-saxaafedeed ka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo la shiray guddiga Amniga doorashooyinka

Posted on July 13, 2021July 13, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddiga amniga doorashooyinka oo isugu jira Taliyeyaasha Booliiska… Sii akhri

Maxaa ka jira in mooshin ka dhashay muranka xeer-hoosaadka Baarlamanka Puntland?

Posted on July 13, 2021July 13, 2021 by News Office

Waxa soo baxaya warar ku saabsan, in xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland ay isu diyaarinayaan mooshin ka dhan ah guddoomiyaha… Sii akhri

Xubin ka tirsan Al-shabaab oo isu dhiibay Booliiska Dhuusamareeb

Posted on July 13, 2021July 13, 2021 by News Office

Xubin ka tirsanaa ururka Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb sida ay sheegtay… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo la fasaxay mudda saddex maalmood ah

Posted on July 13, 2021July 13, 2021 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka dowladda Puntland ayaa galay fasax mudda saddex maalmood ah, si ay u soo akhriyaan hindise-sharciyeedka dhawrista goobaha taariikhiga… Sii akhri

Milatariga Koonfur Afrika oo la geeyay Gobollo Rabshado ka socdaan

Posted on July 13, 2021July 13, 2021 by News Office

Madaxda Koonfur Afrika ayaa sheegay inay ciidamo geeyeen laba gobol, oo ay ku jirto magaalada Johannesburg, si ay booliiska uga… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Ku Riday Rag Dhac Ka Geystay Magaalada Muqdisho

Posted on July 13, 2021July 13, 2021 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Rag lagu helay inay… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka oo kulan gaar ah la yeeshay Midowga Murashixiinta Muqdisho

Posted on July 13, 2021July 13, 2021 by News Office

Xubnaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo uu hogaaminaayo guddoomiyaha guddigaas Maxamed Xasan Cirro ayaa kulan la qaatay Midowga Musharixiinta… Sii akhri

Madaxweyne Axmed Madoobe oo kulan la qaatay guddiga doorashooyinka heer Jubaland

Posted on July 13, 2021July 13, 2021 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa waxaa uu kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close