Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Heshiis Taariikhi ah oo laga gaaray Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya

Wasaaradda Waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada heer dowlad goboleed, oo uu weheliyo maamulka Gobolka Banaadir, ayaa xalay si… Sii akhri

Posted on July 15, 2021July 15, 2021 by News Office

Guddoomiye Cusub oo loo Magacaabay degmada Buulo-Burde oo muran ka jiray

Posted on July 15, 2021July 15, 2021 by News Office

Wasiirka  Wasaaradda  Arrimaha Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Gudoomiye Cuusb u Magacaabay degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan kaidb markii Gudoomiyihii… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas Axmed Barre

Posted on July 15, 2021July 15, 2021 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan… Sii akhri

Cilmi-baaris: Magaalooyin burburay oo laga helay Nugaal

Posted on July 14, 2021July 15, 2021 by Desk

Magaalada Garowe ayaa lagu soo bandhigay daraasad ka hadlaysa saddex magaalo oo taariikh hore burburay oo laga helay dooxada Nugaal.… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan gaar ah la yeeshay xildhibaannada laga soo doorto Gobollada waqooyi

Posted on July 14, 2021July 14, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay xildhibaannada labada aqal ee laga… Sii akhri

Shir ku saabsan Garsoorka oo ka furmay Muqdisho

Posted on July 14, 2021July 14, 2021 by News Office

Shirka madasha garsoorayaasha, (Judges Forum) ayaa maanta ka furmay Muqdisho, kaas oo ay soo qabanqaabisay maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay ee Khilaafka Baarlamanka Puntland

Posted on July 14, 2021July 14, 2021 by News Office

Wararkii u dambeeyay waxay sheegayaan, in uu socdo dadaal lagu xallinayo muranka ka taagan wax-ka beddelkii xeer-hoosaadka Baarlamanka Puntland. Dhinacyada… Sii akhri

Midowga Afrika oo cambaareyay rabshadaha ka socda Koonfur Afrika

Posted on July 14, 2021July 14, 2021 by News Office

Gudoomiyaha Midowga Afrika Muuse Faki Maxamed ayaa canbaareeyay rabshadaha iyo boobka ka socda dalka Koonfur Afrika kadib markii xabsiga loo… Sii akhri

Hawlgal amni oo laga sameeyay magaalada Gaalkacyo

Posted on July 14, 2021July 14, 2021 by News Office

Ciidamo ka tirsan Booliska Galmudug ayaa xalay howlgalo saacado socday ka sameeyeen dhanka koonfureed ee magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Soomaalida lagu dilay Koonfur Afrika

Posted on July 14, 2021July 14, 2021 by News Office

Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujisay banaanbaxyada iyo rabashadaha ka socda Magaalooyin ka tirsan Koonfur Afrika, kuwaas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close