Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ambassador Sureer Abshir Muuse oo lacag ugu deeqday dhismaha Jidka isku xira Garowe iyo Godobjiraan

Ambassador Sureer Abshir Muuse, oo u sharraxan xubinnimada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa booqasho dhiirra-gelin ah ku tagtay… Sii akhri

Posted on July 24, 2021July 24, 2021 by News Office

Shacab ku dhintay israsaaseyn Muqdisho ku dhexmartay ciidamo ka tirsan DFS

Posted on July 24, 2021July 24, 2021 by Desk

Ciidmado ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa israsaaseyn xoogan oo sababtay khasaare dhismasho iyo dhaawac ku dhexmartay Isgoyska Ex-koontorool… Sii akhri

A ‘Somaliland’ Subclan Expresses Commitment to Upholding Peacemaking Outcomes

Posted on July 24, 2021July 24, 2021 by cph

Huddun (PP News Desk) — Traditional leaders of Ugaadhyahan, a subclan, have expressed willingness to uphold peace agreements following recurrent… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan NISA oo xilka laga qaaday

Posted on July 23, 2021July 23, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA Cabdullaahi Kullane iyo taliyihii Nabad Sugidda… Sii akhri

Amar uu bixiyay Ra’iisul Wasaare Rooble oo la jabiyay

Posted on July 23, 2021July 23, 2021 by Desk

Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji (Macalimow) ayaa sheegay in maanta laga celiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee… Sii akhri

Galmudug oo sheegtay in mar kale Al-shabaab lagu duqeeyay koonfurta Gobolka Mudug

Posted on July 23, 2021July 23, 2021 by News Office

Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in duqayn cusub oo ka dhacday koonfurta gobolka Mudug lala beegsaday saldhig ay… Sii akhri

Taliye ka tirsan Somaliland oo lagu dilay Gobolka Sanaag

Posted on July 23, 2021July 23, 2021 by News Office

Taliye ka tirsan Booliiska Somaliland, ayaa lagu dilay degmada Gar-adag ee Gobolka Sanaag, sida ay sheegtay warbaahinta Somaliland. Taliyihii saldhiga… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Gudiga Doorashooyinka heer Federaal

Posted on July 23, 2021July 23, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay casho sharaf u sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer Federaal. Ra’iisul wasaare… Sii akhri

Soomaaliya iyo Ireland oo ka wada hadlay taageerada amniga iyo wax wadaagga

Posted on July 23, 2021July 23, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiirka Gaashaandhigga Ireland Mudane Simon Coveney.… Sii akhri

Iraan oo xarun Shidaal ka furatay Gacanka Cumaan

Posted on July 23, 2021July 23, 2021 by News Office

Madaxweynaha xilka ka degaya Xasan Ruuxaani ayaa sheegay in Iran ay ka furatay goobtii ugu horeysay ee shidaal ay ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close