Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Galmudug oo lagu doortay Lix xubnood oo ka mid ah Aqalka Sare

Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta doorasho gacan-taag ah ku doortay lix (6) xildhibaan oo ka mid ah xubnana Galmudug ku matala… Sii akhri

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by Desk

Ra’iisul wasaare Rooble oo Beesha Caalamka kala hadlay dhaqaalaha doorashooyinka

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo Khamiis ah magaalada Nairobi kula kulmay xubno ka tirsan… Sii akhri

Suudaan oo sheegtay inay Al-bashiir ku wareejin doonto maxkamadadda ICC

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by News Office

Golaha wasiirradu ee xukuumadda Suudaan ayaa go’aansatay in madaxweynihii hore ee dalkaasi Cumar Al-Bashiir iyo laba sarkaal  lagu wareejiyo  maxakamadda… Sii akhri

Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by News Office

Asad Shariif Abuukar, oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan degmada Awdheegle… Sii akhri

Madaxweyne Turkiga oo Taleefon kula hadlay saddex madaxweyne

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by News Office

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa taleefan madaxweynaha Afgaanistaan oo uu kala hadlay xaaladda ka taagan waddankaaas. Madaxweynaha Turkiga ayaa… Sii akhri

Booliiska degmada Buurtinle oo qabtay Khamri fara badan iyo Raggii watay

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by News Office

Booliiska degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal, ayaa soo bandhigay in ka badan 570 dhalo oo khamri ah, kuwaas oo lagu… Sii akhri

AMISOM oo baaritaan ku bilowday dhacdo dad rayid ah ku dhinteen

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by News Office

Howlgalka Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ee AMISOM, ayaa sheegay in ay billaabeen baaritaan ku saabsan dhacdo lagu dilay todoba… Sii akhri

Rooble: “Aniga iyo madaxweyne Farmaajo heshiis baan nahay”

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by Desk

Ra’iiusul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in isaga iyo madaxweyne Farmaajo yihiin heshiis oo uusan jirin wax khilaafa.… Sii akhri

Barlamaanka Galmudug oo maanta dooranaya Lix Senator oo Ka Tirsan Aqalka Sare

Posted on August 12, 2021August 12, 2021 by News Office

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa inay maanta ka dhacdo doorashada musharraxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka… Sii akhri

Shirweynaha Golaha dhexe ee urur Siyaasaeedka Mideeye oo Garowe ku soo xirmay

Posted on August 11, 2021August 11, 2021 by News Office

Shirweynaha Golaha dhexe ee Urur Siyaasadeedka Mideeye, oo mudda laba maalmood ah ka socday Garoowe ayaa maanta soo xirmay. Guddoomiyaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close