Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qarax ka dhacay garoonka diyaaradaha Kabul

Qarax ayaa maanta oo Khamiisa ka dhacay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul, halkaas oo kumanaan… Sii akhri

Posted on August 26, 2021August 26, 2021 by Desk

Dagaal beeleed culus oo ka socda nawaaxiga Galinsoor

Posted on August 26, 2021August 26, 2021 by News Office

Dagaal xooggan oo u dhexeeya laba malayshiya-beeleed ayaa galabta ka qarxay degaanka Mira-cawleed oo ka tirsan degmada Galinsoor ee Gobolka… Sii akhri

Ninkii fuliyay weerarkii Tanzania oo magaciisa la shaaciyay

Posted on August 26, 2021August 26, 2021 by News Office

Ninka ka dambeeyay dilka saddex askari oo boolis ah iyo askari ilaalo ka ahaa meel u dhow safaaradda Faransiiska ee… Sii akhri

Waaxda dalxiiska bariga Afrika oo khasaare la kulantay

Posted on August 26, 2021August 26, 2021 by News Office

Qeybta dalxiiska ee Bariga Afrika ayaa lumisay in ka badan $ 4.8 bilyan iyo 2 milyan oo shaqooyin ah sannadka… Sii akhri

Turkey donates more Kirpi APCs to Somalia

Posted on August 26, 2021August 26, 2021 by cph

Turkey has donated another eight Kirpi armoured personnel carriers to Somalia along with 14 Aktan military trucks. The vehicles were… Sii akhri

Al-shabaab oo soo bandhigtay gaadiid iyo saanad ciidan oo ay ku qabsatay dagaalkii Cammaara

Posted on August 26, 2021August 26, 2021 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub ay ka qabsadeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug. 18 gaari… Sii akhri

Madaxweyne Axmed Madoobe oo kulan la qaatay Guddiyada qaabilsan Arrimaha doorashooyinka

Posted on August 26, 2021August 26, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay gudiyada hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed iyo heer federaal,… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay wakiilka hay’adda UNCHR

Posted on August 26, 2021August 26, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Muqdisho kulan kula qaatay madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga… Sii akhri

Jubaland Oo mamnuucday in hub Lagu dhex qaato magaalada Kismaayo

Posted on August 26, 2021August 26, 2021 by News Office

Maamulka Jubaland ayaa soo saartay awaamiir lagu mamnuucayo hubka lagu dhex qaato magaalada Kismaayo, si loo xaqiijiyo amaanka magaalada oo… Sii akhri

Shiinaha oo wada-hadal la furay Taalibaan

Posted on August 26, 2021August 26, 2021 by News Office

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in ay xiriir iyo wadatashi wax ku ool ah la furtay Taalibaan, kadib kulan dhex-maray wakiilo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close