Puntland oo digniin adag ka soo saartay dhaqan-gelinta Sharciga Shidaalka Soomaaliya
Xukuumadda Puntland ayaa mar kale ku celisay in aysan qayb ka ahayn fulinta Sharciga Shidaalka Soomaaliya oo la saxiixay 10 February 2020.…
Open this website in Safari first.
Xukuumadda Puntland ayaa mar kale ku celisay in aysan qayb ka ahayn fulinta Sharciga Shidaalka Soomaaliya oo la saxiixay 10 February 2020.…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qooroor) ayaa caawa soo saaray liiska xubnaha musharixiinta u tartami doona labada kursi ee ka dhiman Golaha…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan habka fogaan aragga ah la yeeshay guddiyada doorashooyinka labada heer. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee ay dowladda Finland u soo…
Xiisad u dhexaysa Ciidamada Galmudug iyo malayshiya-beeleed hubaysan ayaa maanta ka aloosan magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Malayshiyaadka ayaa sida wararku sheegayaan…
Taliye Cabdi Yare Xasan Xuseen ayaa markii u horraysay xalay ka hadlay sababta Madaxweyne Siciid Deni uu xilka uga qaaday. Taliye Cabdi…
Taliyihii xilka laga qaaday ee Booliiska Puntland Gen. Cabdi yare Xasan Xuseen ayaa is bar-bar dhig ku sameeyay danbiyadii Puntland ka dhacay …
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa xalay si rasmiya ula wareegay xilka. Munaasabad ka dhacday xarunta Taliska…
Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland Axmed Cabdirisaaq Maxamed, ayaa magaalada Dubai ee waddanka Imaaraatiga Carbeed kaga qeybgalay shirka Asbuuca Shidaalka ee…
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa ka hadlay dagaalka waqooyiga Itoobiya iyo waxa u qorsheysan maamulkiisa haddii ay is badesho xaaladda.…