Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada Soomaaliya oo waraaqaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Sweden

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo kaga guddoomay Caasimadda Muqdisho… Sii akhri

Posted on October 19, 2021October 19, 2021 by News Office

Jubaland oo soo gudbisay xubnihii ka harsanaa Senetorada Aqalka sare

Posted on October 19, 2021October 19, 2021 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo gudbiyay magacyada musharaxiinta 4-tii kursi ee ku harsanaa Senitorada Aqalka Sare ee laga… Sii akhri

Kuuriyada Waqooyi oo mar kale badda ku tijaabisay gantaallo ballistic ah

Posted on October 19, 2021October 19, 2021 by News Office

Kuuriyada Waqooyi ayaa ugu yaraan hal gantaal oo nuuca ballistigga ah ku ridday biyaha badda dhanka bari ee gacanka,sida ay… Sii akhri

In ka badan 20 qof oo ku dhintay daadad ku dhuftay dalka Hindiya

Posted on October 19, 2021October 19, 2021 by News Office

Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay fatahaado ku dhuftay koonfurta Dalka Hindiya, kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen… Sii akhri

Madaxweyne Axmed Madoobe oo daah-furay kulan wadareedka hiigsiga xukuumadda Jubaland

Posted on October 18, 2021October 18, 2021 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa daahfuray kulanka wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumada oo lagu dardar galinayo shaqooyinka Wasaaradaha Dowlada.… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dib ugu laabtay Caasimadda Garoowe

Posted on October 18, 2021October 18, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dib ugu laabtay caasimadda Garoowe. Madaxweyne Deni, waxa Garoonka Diyaaradaha Garoowe ee… Sii akhri

XOG: Puntland oo fashilisay barnaamij uu watay Taliye Xijaar

Posted on October 18, 2021October 18, 2021 by News Office

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa dhowaan magaalada Buuhoodle ka samaystay xarun laga qoro dadka doonaya… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo safar aan la shaacin kadib ku wajahan caasimadda Garoowe

Posted on October 18, 2021October 18, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddooyinkii u dambeeyay ku sugnaa waddanka Imaraatiga Carbeed ayaa lagu wadaa in uu… Sii akhri

Xubno ka tirsan Gudiga Doorashooyinka Federaalka oo gaaray magaalada Gaalkacyo

Posted on October 18, 2021October 18, 2021 by News Office

Xubno ka mida Guddiyada Doorashooyinka heer Federaal (FEIT) iyo Heer Dowlad goboleed Galmudug (SEIT) ayaa maanta soo gaaray Magaalada Gaalkacyo… Sii akhri

Baarlamanka dowlad degaanka Soomaalida oo madaxweyne rasmiya u doortay Mustafe Cagjar

Posted on October 18, 2021October 18, 2021 by News Office

Baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida DDS ayaa maanta madaxweyne rasmiya u doortay, Mustafa Muxumed Cumar (Cagjar). Mustafa Cagjar ayaa sannidhii lasoo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close