Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Gudigii Soomaaliya ka matalayay Kiiska badda oo Munaasabad mahadcelin ah loo qabtay

Munaasabad loogu mahad celinayay wefdigii Soomaaliya ku matalayay dacwaddii badda uuna goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa… Sii akhri

Posted on October 17, 2021October 17, 2021 by News Office

Puntland: Urur Siyaasadeedka KAAH oo ganaaxyo lagu soo rogay

Posted on October 16, 2021October 16, 2021 by News Office

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC, ayaa shaaciyay in Urur Siyaasadeedka KAAH uu jebiyay Qodoba kamid ah Xeerka Doorashooyinka Puntland.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada ku qaabilay qaar kamid ah Ubadka Halgamaa Maxamed Cumar Saalixi

Posted on October 16, 2021October 16, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah ubadka Marxuum Maxamed Cumar… Sii akhri

Rooble oo kulan gaar ah la yeeshay safiirka Turkiga

Posted on October 16, 2021October 16, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz. Ra’iisal… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada ku qaabilay Guddigii kiiska badda Soomaaliya

Posted on October 16, 2021October 16, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Guddiga Soomaaliya ee Kiiska Badda ayaa ku bogaadiyey… Sii akhri

Qarax ka dhacay Beledweyne

Posted on October 16, 2021October 16, 2021 by News Office

Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhex dhacay Maqaayad ku taalla gudaha Saldhiga Booliska ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,… Sii akhri

Safiirada Soomaaliya iyo Thailand u fadhiya Nairobi oo kulan gaar ah yeeshay

Posted on October 16, 2021October 16, 2021 by News Office

Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya waddanka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa kulan gaar ah magaalada Nairobi kula yeeshay safiirka… Sii akhri

Garoowe: Cagaf laamiga waxyeellaysay oo gacanta lagu dhigay

Posted on October 16, 2021October 16, 2021 by News Office

Dowladda hoose ee caasimadda Garoowe ayaa shaacisay in gacanta lagu dhigay Cagaf waxyeello gaarsiisay laamiga oo saacadihii u dambeeyay laga… Sii akhri

Mareykanka oo taageero u fidiyay qoyskii ku waxyeeloobay duqeyntii Droniska ee Kaabul

Posted on October 16, 2021October 16, 2021 by News Office

Waaxda Difaaca Mareykanka ee Pentagon -ka ayaa dhambaal tacsi ah iyo lacago aan la cayimin u fidisay qoyskii 10 qof… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo war ka soo saartay xaaladda dadkii laga raafay Laascaanood

Posted on October 16, 2021October 16, 2021 by News Office

Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dadka laga soo saaray magaalada Laascaanood iyo nawaaxigeeda ay haatan gaareen 7,250 qof. Xafiiska… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close