Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil oo maanta booqanaya waddanka Imaaraadka Carabta

Ra’isul Wasaaraha Israa’iil Naftali Bennett, ayaa markii u horraysay maanta booqanaya waddanka Imaaraatiga Carbeed. Ra’iisul wasaare Bennett, ayaa lagu wadaa… Sii akhri

Posted on December 12, 2021December 12, 2021 by News Office

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada-hadlay Iskaashiga Amniga iyo Dhaqaalaha

Posted on December 12, 2021December 12, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya,Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Tiina Intelmann. Warbaahinta… Sii akhri

Kumaandooska Danab oo la sheegay in ay cagta mariyeen saldhigyo ay leeyihiin Al-shabaab

Posted on December 12, 2021December 12, 2021 by News Office

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa sida la sheegay hawlgal qorshaysan kula wareegay degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose oo… Sii akhri

Heya’adda socdaalka aduunka oo sheegtay in ay korodhay tirada dhimashada Tahriibeyaasha caalamka

Posted on December 12, 2021December 12, 2021 by News Office

Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa sheegtay  in 4,470 qof oo tahriibayaal ah ay ku dhinteen adduunka oo dhan sanadkan… Sii akhri

Ileys Enterprises’ Hilaac Muscles in Mogadishu Market

Posted on December 12, 2021December 12, 2021 by cph

Mogadishu (PP Feature) — The powder detergent provided Somalis with a space for an intracultural dialogue when the Southern and… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo Qaramada Midoobay warbixin ka siisay Abaaraha ka jira dalka

Posted on December 12, 2021December 12, 2021 by News Office

Xoghayaha Koowaad ee Ergada Soomaaliya u joogta xarrunta Qaramada Midoobay ee Newyork Maxamed Cabdiraxmaan Cumar ayaa ka qeyb galayay dood… Sii akhri

Qofna wuxuusan haysan ma baxsho

Posted on December 12, 2021December 12, 2021

Waxaan fadhiyay beer nasasho oo ku taal galbeedka London maadaama saacaddii aan shaqada geli lahaa ay wali ka dhinneyd saacad… Sii akhri

American Counterterrorism Strategy in Somalia Has Unintended Consequences

Posted on December 11, 2021December 11, 2021

Bosaso (Commentary) — Puntland State of Somalia has finally learned a bitter lesson about parallel forces. Founded nineteen years ago… Sii akhri

Is-fahan laga gaaray khilaafkii doorashada Golaha Shacabka ee gobolada Waqooyi (Somaliland)

Posted on December 11, 2021December 11, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka… Sii akhri

Nabadoon ku dhintay iyo xildhibaano ku dhaawacmay qarax ka dhacay Jowhar

Posted on December 11, 2021December 11, 2021 by Desk

Inta la xaqiijiyay 1 qof oo nabadoon ah ayaa ku dhintay 4 qof oo 2 ka mid ah xildhibaano yihiina… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close