Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Deni iyo Qoorqoor oo ka degay Baydhabo

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa galabta ka degay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha Koonfur Galbeed… Sii akhri

Posted on December 19, 2021December 19, 2021 by Desk

Liz Truss oo Halis ku ah Boris Johnson

Posted on December 19, 2021December 19, 2021 by cph

London (Wararka PP) Guuldarradii Xisbiga Muxaafadka ee Biritayn ka raacday kursiga Baarlamaanka ee North Shropshire ayaa ka hor istaagtay Ra’iisal… Sii akhri

Kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo lagu doortay Muqdisho

Posted on December 19, 2021December 19, 2021 by Desk

Afar kursi oo ka mid ah kuraasta gobolada Waqooyi (Somaliland) ku matala Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu… Sii akhri

Macallimow: Laga noqon mayo go’aannadii ay gaareen guddiga xallinta Khilaafaadka

Posted on December 19, 2021December 19, 2021 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aan dib loogu noqon doonin go’aannadii ay horay u gaareen guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo maanta ku wajahan magaalada Baydhaba

Posted on December 19, 2021December 19, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku wajahan magaalada Baydhaba, halkaas oo uu kaga qayb-geli doono Munaasabadda sannad-guuradii saddexaad… Sii akhri

Doorasho aan weli la shaacin cidda ku tartamaysa oo maanta ka dhacaysa Muqdisho

Posted on December 19, 2021December 19, 2021 by News Office

Afar kursi oo kamid ah xildhibaannada Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in doorashadoodu ka dhacdo magaalada… Sii akhri

Senetka oo ansixiyay Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya

Posted on December 19, 2021December 19, 2021 by News Office

Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyay Larry Edward Andre, Jr. in uu noqdo Safiirka Mareykanka ee waddanka Soomaaliya. Safiirka cusub ayaa… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray Baydhabo

Posted on December 18, 2021December 18, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta KMG… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyay shirka iskaashiga Turkiga iyo Afrika

Posted on December 18, 2021December 18, 2021 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shirweynaha Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga iyo Afrika ayaa soo… Sii akhri

Rooble oo eryay xubno ka tirsan guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka

Posted on December 18, 2021December 18, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka qaadis ku sameeyay xubno ka tirsan guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close