Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Soomaaliya oo ka qayb-gashay Shirweyne ku saabsan Waxbarashada

Agaasimaha tacliinta sare, hiddaha iyo cilmi baarista Wasaaradda Waxbarshadda Soomaaliya Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, ayaa Magaaalada Dubai uga qeyb galay Shirka… Sii akhri

Posted on December 21, 2021December 21, 2021 by News Office

La-taliyeyaasha Biden iyo Putin oo wada-hadal ku yeeshay khadka Taleefonka

Posted on December 21, 2021December 21, 2021 by News Office

La-taliyaha arrimaha dibadda ee madaxweynaha Ruushka Yury Ushakov iyo la taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan ayaa ka wada hadlay… Sii akhri

Taliyaha Ciidamada Badda oo eedeyn u jeediyay Ra’iisul Wasaare Rooble

Posted on December 20, 2021December 20, 2021 by Desk

Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya Gen. Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa Ra’iisal Waasare Rooble ku eedeeyay in uu boobay dhul ay leeyihiin… Sii akhri

Muran ka taagan xarunta lagu qabanayo Doorashada Golaha Shacabka ee ka dhacaysa Garoowe

Posted on December 20, 2021December 20, 2021 by News Office

Muran ayaa ka taagan xarunta lagu qabanayo Doorashada Golaha Shacabka ee ka dhacaysa Caasimadda Garoowe. Warar madax-bannaan ayaa sheegaya in… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo si adag uga digay abaabul ay wadaan Midowga Murashixiinta

Posted on December 20, 2021December 20, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka digay abaabul sida sheegay ay wadaan Midowga Murashixiinta Muqdisho oo ku wajahan in… Sii akhri

Lafta Gareen: Ma jiro wax boob ah oo ka dhacay doorashada

Posted on December 20, 2021December 20, 2021 by News Office

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareeen, ayaa beeniyay wararka ku saabsan in ay jiraan beelo laga boobay kuraastoodii… Sii akhri

Askari u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray iska hor-imaadkii Gaalkacyo

Posted on December 20, 2021December 20, 2021 by News Office

Marxuum Muxiyadiin Cabdi Jaamac oo ka tirsanaa Booliiska Puntland ayaa u geeriyooday dhaawac xalay  ka soo gaaray iska hor-imaad Gaalkacyo… Sii akhri

Rooble: Wax kasta Soomaaliya waxay kaga xanniban yihiin doorashada

Posted on December 20, 2021December 20, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa mar kale ku baaqay in la de-dejiyo doorashada oo uu sheegay… Sii akhri

Faahfaahinta Iska hor-imaadkii xalay ka dhacay Gaalkacyo

Posted on December 20, 2021December 20, 2021 by News Office

Ciidanka Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa gelinkii dambe ee xalay soo af-jaray hawlgal ka dhan ah kooxaha ka shaqeeya… Sii akhri

Gaalkacyo: Booliiska Puntland oo gacanta ku dhigay cabtooy hubaysan

Posted on December 19, 2021December 20, 2021 by News Office

Booliiska dowladda Puntland oo Caawa hawlgal qorshaysan ka fuliyay magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku dhigay dabley hubaysan oo cabtooy ah.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close