Dowladda Puntland oo war ka soo saartay dagaalka Boosaaso
Dowladda Puntland ayaa ku eedaysay Agaasimihii xilka laga qaaday ee PSF Maxamuud Cismaan Diyaano in uu hurinayo colaad ka dhacda… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa ku eedaysay Agaasimihii xilka laga qaaday ee PSF Maxamuud Cismaan Diyaano in uu hurinayo colaad ka dhacda… Sii akhri
Bara-kac xooggan ayaa ka socda magaalada Boosaaso kadib dagaalkii xalay dib uga bilowday halkaaas. Dhinacyada dagaallamaya ayaa shalay ku dhawaaqay… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in uu ka tiiraanyaysan yahay shaqaaqada… Sii akhri
Dagaal ayaa hadda oo saqdii dhexe ah dib uga qarxay magaalada Boosaaso, kaas oo u dhexeeya ciidamada dowladda Puntland iyo… Sii akhri
Boosaaso (Faallo) — Iska horimaadka ka dhacay Boosaaso waa mid ay keentay xilkasnimo-darrada siyaasiyiinta hore ugu dulqaatay in Puntland noqoto… Sii akhri
Agaasimihii xilka qaadista lagu sameeyay ee PSF Maxamuud Cismaan Diyaano iyo Ciidamada taabacsan ayaa dhankooda sheegay in ay samaynayaan xabbad-joojin… Sii akhri
PSF garabka uu hoggaamiyo agaasimihii xilka laga qaaday Maxamuud Cismaan Diyaano ayaa ka hadlay dagaalkii Boosaaso. War-saxaafadeed ay soo saareen… Sii akhri
Isu-socodka dadka iyo gaadiidka ee Boosaaso ayaa caadi ku soo laabtay kadib markii dowladdu sheegtay in ay diyaar u tahay… Sii akhri
Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo haatan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ku dhawaaqay xabbad-joojin iyo wada-hadal.… Sii akhri
Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa walaac ka muujiyay waxyeellada Shacabka Boosaaso ka soo gaartay dagaalka halkaas ka socda. War… Sii akhri