Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Booliiska Hirshabeelle oo war ka soo saaray hawgalo ka socda Jowhar

Saraakiisha Ciidanka Booliiska Hirshabeelle, ayaa ka hadlay howlgalada lagu xaqiijinayo amniga ee ka socda magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka… Sii akhri

Posted on December 25, 2021December 25, 2021 by News Office

Madaxweyne Deni oo nabad ku baaqay

Posted on December 24, 2021December 25, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo caawa ka hadlay xaaladda Boosaaso ayaa ballan-qaaday in dowladdu aqbalayso xalka nabadda Boosaaso, xabbad… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka heer Jubaland oo shaaciyay dooorashada lix kursi

Posted on December 24, 2021December 24, 2021 by News Office

Guddiga hirgelinta doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada lix kursi iyo jadwalkooda iyadoo doorashadana ay ka dhici doonto dhawaan magaalada… Sii akhri

Dad ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay bariga DRC

Posted on December 24, 2021December 24, 2021 by News Office

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo (DRC) ee… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo mar kale ka hadlay doorashada dalka

Posted on December 24, 2021December 24, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in xaaladda cakiran ee dalka Soomaaliya kaliya looga gudbi karo… Sii akhri

Xabad joojin ka dhaqan gashay Boosaaso

Posted on December 23, 2021December 23, 2021 by Desk

Kadib saddex maalmood oo dagaalo khasaare geystay ka dhaceen magaalada Boosaaso, waxaa galabta dhaqan gashay xabad joojintii ay ku dhawaaqeen… Sii akhri

Qof aan Dagaal Arkin Baa Colaad Ku Baaqa

Posted on December 23, 2021December 23, 2021

Dad badan aan 1991kii Xamar joogin ayaa hadda ku baaqaya colaad. Waxaan la yaabay laba baaq colaadadeed oo ka kala… Sii akhri

Former Puntland State President Urges PSF to Disarm

Posted on December 23, 2021January 2, 2022 by cph

Garowe (PP News Desk) — The former President of Puntland State of Somalia Abdirahman Sheikh Mohamud Farole yesterday called on… Sii akhri

Xaalad banii’aadanimo oo ka taagan magaalada Boosaaso

Posted on December 23, 2021December 23, 2021 by News Office

Xaalad banii’aadnimo ayaa ka taagan magaalada Boosaaso, halkaas oo maalintii saddexaad uu ka dhacay dagaal khasaare badan dhaliyay. Dhaawacyada dadka… Sii akhri

PSF oo war khad cas ku qoran ugu jawaabtay Puntland

Posted on December 23, 2021December 23, 2021 by News Office

Qoraal khad cas ku qoran oo ka soo baxay PSF ayaa lagu sheegay in dowladda Puntland jebisay xabbad-joojintii shalay lagu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close