Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

The Second Drone Age Is Here and It’s a Free-For-All

The Second Drone Age Is Here and It’s a Free-For-AllThe technology has always had destructive potential, but weaponization has now… Sii akhri

Posted on January 5, 2022January 5, 2022

Waa in aan la siyaasadaynin muranka dhul beeleedka Saaxmeygaag – Faallo

Posted on January 5, 2022January 5, 2022

Mas’uuliyadda ilaalinta nabad-ku-wada-noolaanshaha dadku waxay saaran tahay hoggaanka siyaasadeed. Sidee bay colaad dib uga aloosantay dhul beeleedka Saaxmeygaag oo dhowr… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Muqdisho

Posted on January 4, 2022January 5, 2022 by Desk

Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka kooban Ra’iisul Wasaare Rooble, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa maalintii labaad shir… Sii akhri

Siyaasiyiinta mucaaradka ee maamulka Somaliland oo diiddan furista ururrada siyaasadda

Posted on January 4, 2022January 4, 2022 by cph

Hargeysa (Wararka PP) — Go’aankii madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ku sheegay in ururrada siyaasadeed la furan karo ayaa… Sii akhri

Booliiska Puntland oo Boosaaso ku qabtay Gaari hub iyo saanad siday

Posted on January 4, 2022January 4, 2022 by News Office

Booliiska Gobolka Bari, oo kaashanaya laamaha Sirdoonka Puntland, ayaa Boosaaso ku qabtay gaari lagu soo qariyay hub iyo saanad sharci-darro… Sii akhri

Ra’iisulwasaaraha dalka Haiti oo ka badbaaday isku day dil

Posted on January 4, 2022January 4, 2022 by News Office

Ra’iisulwasaaraha waddanka Haiti, Ariel Henry ayaa sheegay in uu ka badbaaday shirqool lagu dili rabay, xilli uu ka qeybgalayay munaasabad… Sii akhri

Booliiska Faransiiska oo Teendhooyin ka eryay muhaajiriin

Posted on January 4, 2022January 4, 2022 by News Office

Booliiska Faransiiska ayaa teendhooyinkooda ka eryay muhaajiriin ku sugan Calais ee dalkaas. Booliiska u isticmaalay sunta dadka ka ilmeysiisa intii… Sii akhri

Puntland: Xadgudubyo laga diiwaangeliyay Boosaaso

Posted on January 3, 2022January 3, 2022 by Desk

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in uu diiwaangeliyay xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u amba-baxay deganka Saax-maygaag

Posted on January 3, 2022January 3, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa haatan u amba-baxay degaanka Saax-maygaag halkaas oo shalay dagaal ku… Sii akhri

Islaan Ciise iyo suldaan Siciid oo gaaray Saax-maygaag

Posted on January 3, 2022January 3, 2022 by News Office

Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ay weheliyaan qaar kamid ah Cuqaasha iyo Nabaddoonada Gobolka Nugaal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close