Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dad loo xiray marxuum Cabdikaafi Cabdixafiid oo Garoowe lagu dilay

Cabdikaafi Cabdixafiid Axmed Warsame oo ka tirsanaa shaqaalaha dowladda hoose ayaa xalay lagu dilay magaalada Garoowe. Marxuum Cabdikaafi oo lagu… Sii akhri

Posted on January 10, 2022January 10, 2022 by News Office

War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Golaha Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho

Posted on January 9, 2022January 9, 2022 by News Office

Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa shaaciyay jadwal cusub oo lagu dhammaystirayo Doorashada Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. War-murtiyeed ka soo baxay… Sii akhri

Kenya oo furaysa xadka ay la wadaagto Soomaaliya

Posted on January 9, 2022January 9, 2022 by News Office

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in ay si rasmi ah u furi doonto xudduudka ay la wadaagto Soomaaliya, xilli ay saraakiisha… Sii akhri

Roobab xooggan oo ka da’ay Brazil oo sababay khasaare dhimasho

Posted on January 9, 2022January 9, 2022 by News Office

Roobab ka da’ay koonfur bari dalka Brazil ayaa sababay khasaare dhimasho ka dib markii darbi kusoo dumay doomo marayey haro… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay ee Shirka Muqdisho

Posted on January 9, 2022January 9, 2022 by News Office

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa Shirkooda waxay Maanta kulan kula yeelan doonaan Midowga Musharaxiinta oo ay uga dhegaysan doonaan mar kale… Sii akhri

Madaxweynaha Kazakhstan oo war ka soo saaray mudaharaadyo ka socda dalkiisa

Posted on January 9, 2022January 9, 2022 by News Office

Madaxweynaha Kazakhstan Kassym-Jomart Tokayev ayaa amray ciidamada ammaanka in ay toogan karaan islamarkaana dili karaan mudaaharaadayaasha. Madaxweynaha ayaa khudbad uu… Sii akhri

Waa muhiim in dowladu meelmariso joojinta Gudniinka Gabdhaha

Posted on January 9, 2022January 9, 2022 by News Office

Gudniinka Dumarka waa jarjaridda xubinta Taranka Gabadha,waxaana ka dhasha dhibaatooyin kala duwan sida ay xaqiijiyeen Dhaqaatiirta Caafimaadka. Gudniinka Xubinta Taranka… Sii akhri

Maxaa ka soo kordhay Arrintii PSF ee Boosaaso?

Posted on January 8, 2022January 8, 2022 by News Office

Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in la soo bandhigo is-faham laga gaaray Arrinta PSF iyo Xukuumadda Puntland sida ay… Sii akhri

Ma suurtogal baa in Itoobiya ay Seylac qabsato?

Posted on January 8, 2022February 3, 2022

“Arligaa la kala boobayaa kii u itaalroone” Faarax Nuur, 1930kii. Maqaal uu Michael Rubin, oo ka tirsan American Enterprise Institute ku… Sii akhri

Puntland oo guddi u magacowday Nabadaynta Saax-maygaag

Posted on January 8, 2022January 8, 2022 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi ka kooban masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda u magacaabay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close