Doorashadii ugu adkayd Golaha Shacabka oo ka dhacday Gaalkacyo
Qaali Cali Shire ayaa ku soo baxday kursiga Hop#060, ka dib doorasho adag oo tartan furan ahayd oo caawa ka… Sii akhri
Qaali Cali Shire ayaa ku soo baxday kursiga Hop#060, ka dib doorasho adag oo tartan furan ahayd oo caawa ka… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan la yeeshay Amiirka dalka dalka Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamad… Sii akhri
Addis Ababa (Wararka PP) — Gumeysiga Madow ee Amxaarada ayaa Addis Ababa ku xusay wax ay ku tilmaameen “Guushii Kaaraamardha”.… Sii akhri
Madaxweynihii hore ee Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa ka hadlay is hor istaag saaka lagu sameeyay safar… Sii akhri
Madaxweynaha waddanka Ruushka Vladimir Putin ayaa u hanjabay jiritaanka dalnimo ee Ukraine xilli duulaanka ciidamadiisa ay ka wadaan dalka deriska… Sii akhri
Khilaaf ku salaysan kursiga Golaha Shacabka Hop#029 ee Beesha Ciise Maxamuud ayaa sida la xaqiijiyay ka dhex aloosan Madaxweynaha Puntland,… Sii akhri
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Yuusuf Axmed Hagar ayaa xalay kulan la qaatay musharaxiinta… Sii akhri
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in aysan cidna kala tashanayn cidda ay la yeelanayaan xiriir diblomaasiyadeed. Muuse Biixi… Sii akhri
16 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta safar ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Sida lagu sheegay… Sii akhri