Axmed Madoobe oo ka horyimid qorshe ay doonayso Beesha Caalamka oo la xiriira doorashada Garbahaarey
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa ka horyimid qorshe Beesha Caalamka ku doonayso in isaga iyo Madaxweyne Farmaajo loo kala qeybiyo xildhibaanada Garbahaarey…