Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Galmudug oo ka hortimid jadwalka uu shaaciyay Guddiga Doorashada heer Federaal

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka horyimid Jadwalka dhammaystirka Doorashada dadban ee uu shaaciyay Guddiga Doorashada heer Federaal (FIET). Galmudug ayaa… Sii akhri

Posted on March 16, 2022 by News Office

Guddiga doorashada heer Puntland oo gudoomiye ku xigeen cusub doortay

Posted on March 16, 2022March 16, 2022 by News Office

Guddiga hirgelinta doorashada dadban ee heer Puntland ayaa maanta doortay guddoomiye ku xigeen cusub sida lagu sheegay war ka soo… Sii akhri

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la kulmay Danjiraha Shiinaha

Posted on March 16, 2022March 16, 2022 by News Office

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md Durran Axmed Faarax ayaa Maanta la kulmay Danjiraha Dawladda Shiinaha ee Soomaaliya… Sii akhri

Jadwalka dhameystirka doorashada oo la soo saaray iyo Koonfur Galbeed oo ka hortimid

Posted on March 16, 2022March 16, 2022 by Desk

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray jadwalka hannaanka loo marayo isu keenista, shahaado bixinta iyo dhaarinta xildhibaannada labada Aqal… Sii akhri

Garowe: Jadwalka qabashada doorashada lixda kursi oo la shaaciyay

Posted on March 15, 2022March 15, 2022 by Desk

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Puntland ayaa goordhaweyd shaaciyay jadwalka qabashada doorashada lixda kursi ee ka harsan xubnaha golaha shacabka ee… Sii akhri

Dadka loo saadaalinayo in ay ku soo baxaan lixda kursi ee lagu dooranayo Garoowe

Posted on March 15, 2022March 15, 2022 by News Office

Lix kursi oo keliya ayaa ka harsan xubnaha golaha shacabka ee laga soo doorto Puntland. Madaxweyne Deni, ayaa amar ku… Sii akhri

Puntland: Khilaaf weli ka taagan doorashada kuraasta Hop#198 iyo Hop#199

Posted on March 15, 2022March 15, 2022 by News Office

Madaxweyne Deni iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa xalay Garoowe ku yeeshay kulan gaar ah oo ku saabsan xallinta muranka… Sii akhri

Askar ka tirsan Ciidamada Puntland oo qarax ku dhaawacmay

Posted on March 15, 2022March 15, 2022 by News Office

Ciidamada Puntland ayaa xalay fashiliyay dabley ka tirsan Al-shabaab oo doonayay in ay weerar ku qaadaan magaalada Boosaaso. Ciidamada ayaa… Sii akhri

Taliyihii Ciidanka Asluubka Soomaaliya oo loo doortay Xildhibaan

Posted on March 15, 2022March 15, 2022 by Desk

Taliyihii Ciidanka Asluubka Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa maanta loo doortay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Kuraastii u danbaysay xubnaha Baarlamanka ee laga soo doorto Puntland oo la shaacinayo

Posted on March 15, 2022March 15, 2022 by News Office

Guddiga hirgelinta doorashada dadban ee heer Puntland ayaa lagu wadaa in ay saacadaha soo socda shaaciyaan kuraastii u danbaysay xubnaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close