Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Sida taariikhdu u hagayso barnaamijka siyaasadda ee Deni

Madaxweyne Deni wuxuu diyaar u yahay in siyaasiga lagula xisaabtamo taariikhdiisa hoggaamineed Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni wuxuu dhowaan ku… Sii akhri

Posted on March 29, 2022April 4, 2022

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay doonyo si sharci-darro ah u kalluumaysanayay

Posted on March 29, 2022March 29, 2022 by News Office

Ciidamada Puntland ayaa gacanta ku dhigay doonyo laga leeyahay dalal shisheeye oo si sharci-darro ah uga jillaabanayay xeebaha Puntland. Ciidanka… Sii akhri

Ciidamada Ukraine oo dib u qabsaday magaalada Irpin

Posted on March 29, 2022March 29, 2022 by News Office

Magaalada Irpin ee waqooyiga Ukraine ayaa laga saaray ciidamadii Ruushka ee dhowaan qabsaday sida uu sheegay duqa magaalada. Duqa magaalada… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha dibadda Faransiiska oo booqasho ku maraya dalal Qatar, Cuman iyo Kuwait

Posted on March 29, 2022March 29, 2022 by News Office

Wasiirka arrimaha dibadda ee Faransiiska ayaa bilaabay booqashooyin rasmi ah oo uu ku marayo dalalka Qatar,Cuman iyo Kuwait isagoo kala… Sii akhri

Dacwad ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo loo gudbiyay maxkamadda ICC

Posted on March 29, 2022March 29, 2022 by News Office

Col. Cabdullaahi Maxamed Nuur (Nasri), oo kamid ahaan jiray Saraakiisha Jubaland ayaa sheegay in uu Maxkamadda danbiyada caalamiga ah ee… Sii akhri

348 Soomaali ah oo laga badbaadiyay colaadda dalka Ukraine

Posted on March 29, 2022March 29, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay xaaladda ay ku sugan yihiin Soomaalida weli ku xannibnaa waddanka Ukraine. Qoraal ka… Sii akhri

Taalibaan oo mamnuucday in Haweenku maxram la’aan safraan

Posted on March 29, 2022March 29, 2022 by News Office

Taalibaan ayaa amartay shirkadaha diyaaradaha ee dalkaas ka howlgala inay haweenka ka joojiyaan inay raacaan haddii aanu la socon nin… Sii akhri

Sanbaloolshe oo xildhibaan noqday

Posted on March 28, 2022March 28, 2022 by Desk

Taliyihii hore ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#058 ee Galaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka… Sii akhri

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Safiirka Ingiriiska?

Posted on March 28, 2022March 28, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo ay ka… Sii akhri

Madaxweyne Guudlaawe oo booqday isbitaalka Beledweyne

Posted on March 28, 2022March 28, 2022 by News Office

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta kormeer ku tagay Cusbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan uu kasoo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close