Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo sheegtay in la weeraray Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka

Puntland ayaa sheegtay in la weeraray Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Cabdisalaan Axmed Dhabancad iyo xildhibaanno ka mid ah… Sii akhri

Posted on April 25, 2022April 25, 2022 by Desk

Deni oo ka horyimid wareegtooyinka Amxed Karaash

Posted on April 25, 2022April 25, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sharci darro ku tilmaamay wareegtooyin uu maanta soo saaray Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Axmed… Sii akhri

Gabar iyo wiil yar oo Boosaaso lagu dilay

Posted on April 25, 2022April 25, 2022 by Desk

Waxaa magaalada Boosaaso xalay lagu dilay gabar lagu magacaabi jiray Raaqiyo Faarax Ciise iyo Salmaan Axmed Xidig oo ahaa wiil… Sii akhri

Axmed Karaash oo magacaabis sameeyay

Posted on April 25, 2022April 25, 2022 by Desk

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug u magacaabay Faysal Shiikh Cali Maxamed. Madaxweyne… Sii akhri

Madaxweyne Guudlaawe oo la kulmay qaar kamid ah xildhibaanada laga soo doorto Hirshabeelle

Posted on April 25, 2022April 25, 2022 by News Office

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay kulan la qaatay qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee BJFS ee deegaan… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulamo ka wada magaalada Muqdisho

Posted on April 25, 2022April 25, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe. Wararku waxay sheegayaan in… Sii akhri

Hawlgalka ATMIS oo bandow ku soo rogay xarunta Xalane

Posted on April 25, 2022April 25, 2022 by News Office

Qoraal ka soo baxay Howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, ayaa lagu sheegay in bandow socon doona mudda dhawr cisha ah… Sii akhri

Turkiga oo hawadiisa ka xirtay diyaaradaha Ruushka ee u socda Syria

Posted on April 25, 2022April 25, 2022 by News Office

Warbaahinta maxalliga ah ee dalka Turkiga oo soo xiganaysa wasiirka arrimaha debedda Mevlut Cavusoglu ayaa baahisay in dalka Turkigu uu… Sii akhri

Maxaa dhexmaray Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo Agaasinka Warbaahinta dowladda?

Posted on April 24, 2022April 24, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta booqday xarunta dhexe ee Telefishinka iyo Raadiyaha dowladda. Madaxweyne ku… Sii akhri

Puntland oo guddi baaris u magacowday dhacdadii Gaalkacyo

Posted on April 24, 2022April 24, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta magacaabay guddi baaris ku sameeya dhacdadii dhowaan ka dhacday magaalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close