Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Security Memorandum Signals Rift Between Puntland and Unionist Allies

Garowe (PP Editorial) — The Memorandum of Understanding on Security signed today in Nairobi by representatives from Puntland State and… Sii akhri

Posted on October 6, 2025October 6, 2025 by cph

Puntland iyo Somaliland oo gaaray heshiis ka kooban dhowr qodob

Posted on October 5, 2025October 5, 2025 by Desk

Mas’uuliyiin ka socda Puntland iyo Somaliland oo labadii maalin ee u dambeeyay shir uga socday magaalada Nairobi ee dalka Kenya… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Kismaayo

Posted on October 5, 2025October 5, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd ka degay magaalada Kismaayo ee xarunta ku… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ku wajahan Kismaayo

Posted on October 5, 2025October 5, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda gaaro magaalada Kismaayo, halkaas oo uu… Sii akhri

Weerarkii Godka jilicow oo la soo afjaray

Posted on October 5, 2025October 5, 2025 by Desk

Wasaaradda amniga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la soo afmeeray weerarkii shalay galab lagu qaaday xarunta Godka Jilicow ee magaalada Muqdisho,… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka Godka Jilicow

Posted on October 5, 2025October 5, 2025 by Desk

Weerarkii shalay galinkii dambe ay Al-shabaab ku qaaday xarunta Godka Jilicow ee magaalada Muqdisho ayaa weli socda, iyadoo halkaas weli laga… Sii akhri

Muqdisho: Weerar qaraxyo ku bilowday oo ka dhacay godka Jilicow

Posted on October 4, 2025October 4, 2025 by Desk

Weerar qaraxyo ku bilowday ayaa ka dhacay xarunta NISA ee godka Jilicow oo ah goob laga maamulo amniga caasimadda Muqdisho… Sii akhri

Wariye 8 berri ku xiran Garoowe

Posted on October 4, 2025October 4, 2025 by Desk

Wariye Yaasiin Faytin ayaa muddo 8 berri ah ku xiran saldhiga Galbeed ee caasimadda Garoowe, sida ay ogaatay Puntland Post. Wariye… Sii akhri

Muqdisho: 52 wado oo qaarkood xirnaayeen 15 sano oo la furay

Posted on October 4, 2025October 4, 2025 by Desk

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib u furtay qaar ka mid ah waddooyinka magaaladda Muqdisho oo qaarkood 15 sano u… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay muranka dhulka Muqdisho

Posted on October 4, 2025December 8, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha muranka dhulka Muqdisho iyo barakicinta, oo dadka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close