Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay Hawlgallada Amni ee ka socda Muqdisho

Taliyaha Ciidanka Boliiska ee Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in ay socdaan qorshayaal ku talagal ah… Sii akhri

Posted on July 29, 2022July 29, 2022 by News Office

Warbixin laga soo saaray heer Xaaladda Abaaraha Soomaaliya

Posted on July 29, 2022July 29, 2022 by News Office

Maammulka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xaruntiisa Qaran ee Hawlgallada Gurmadka Degdegg ah ,ayaa soo bandhigay xog ururin ku saabsan baaris qoto… Sii akhri

Puntland waa inay horseeddo dib u qeexidda geeddi socodka dowladnimo dhisidda Soomaaliya

Posted on July 28, 2022July 29, 2022

Toban sano gudahood Soomaaliya waxay yeelatay seddex dowladood oo la aqoonsan yahay, laakiin waxay weli ku tiirsan tahay ciidammo nabad… Sii akhri

Xildhibaan Xaraf oo Madaxweyne Deni kala hadlay Taraha doorashada 2024

Posted on July 28, 2022July 28, 2022 by News Office

Xildhibaan Maxamed Axmed Cabdi ( Xaraf), oo laga soo doorto Gobolka Nugaal, ayaa sida wararku sheegayaan wuxu xalay Madaxweyne Deni… Sii akhri

Magacyada Xildhibaannada laga soo doorto Gobolka Nugaal ee Xalay la kulmay Madaxweyne Deni

Posted on July 28, 2022July 28, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Xildhibaannada laga soo doorto Gobolka Nugaal ayaa xalay yeeshay Kulan gaar ah oo saacado… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee Madaxweyne Deni iyo Baarlamanka Puntland

Posted on July 28, 2022July 28, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay si gaar gaar ah ula kulmay xildhibaannada laga soo doorto Gobollada Nugaal, Sanaag… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo booqday deegaano ka tirsan gobolka Nugaal

Posted on July 27, 2022July 27, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqday deegaanada Xamur iyo Caano-yaskax oo ka tirsan gobolka Nugaal, kuwaas oo ay… Sii akhri

Xasan iyo Xamse oo kulan ka yeeshay magacaabista Golaha Wasiiradda

Posted on July 27, 2022July 27, 2022 by Desk

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ka yeeshay magacaabista Golaha Wasiiradda. Qoraal ka soo baxay xafiiska… Sii akhri

Qarax lagu dilay guddoomiye degmo

Posted on July 27, 2022July 27, 2022 by Desk

Guddoomiyihii degmada Marka Cabdullaahi Cali Axmed Waafow ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay degmadaas. Qaraxa oo ahaa mid uu… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo bilaabay kulamo gaar gaar ah oo uu la qaadanayo Baarlamanka Puntland

Posted on July 27, 2022July 27, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi ayaa bilaabay kulamo gaar gaar ah, oo uu la yeelanayo xildhibaannada Baarlamanka Puntland. Madaxweynaha ayaa Xildhibaannada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close