Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Sacuudiga iyo Giriiga oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo dhinaca Amniga iyo dhaqaalaha ah

Dowladaha Sacuudiga iyo Giriiga ayaa kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo dhanka militariga, dhaqaalaha iyo amniga ku saabsan. Heshiiska ay maanta… Sii akhri

Posted on July 27, 2022July 27, 2022 by News Office

Madaxweynaha Jubaland oo magacaabay wasiiro iyo wasiir ku xigeeno

Posted on July 27, 2022July 27, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaacabay wasiiro iyo ku xigeeno iyadoo la isku badalay Wasaaradaha qaar si… Sii akhri

Booliiska Garoowe oo gacanta ku dhigay nin toorrey ku weeraray dad shacab ah

Posted on July 26, 2022July 26, 2022 by News Office

Booliiska Caasimadda Garoowe ayaa xabsiga dhigay nin toorreey ku weeraray dad shacab ah. Saddex qof ayaa la xaqiijiyay in uu… Sii akhri

Wadada Garowe iyo Boosaaso: Dayactir lagu sameeyay 45 biyo mareen iyo 4 buundo

Posted on July 26, 2022July 26, 2022 by Desk

Mas’uuliyiin ka tirsan Golaha Wasiiradda Puntland ayaa maanta xariga ka jaray 45-Biyo mareen oo laga dayactiray inta u dhexaysa Boosaaso… Sii akhri

Siciid Deni oo magacaabay La-taliye Arrimaha Siyaasadda u qaabilsan Axmed Karaash

Posted on July 26, 2022July 26, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magacaabay La-taliyaha Arrimaha Siyaasadda ee Madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash. Wareegto ka soo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo gurmad deg deg ah ka dalbaday hay’adaha gargaarka Caalamiga ah

Posted on July 26, 2022July 26, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa gurmad deg deg ah ka dalbaday dhammaan hay’adaha gargaarka Caalamiga ah. Warqad ka kooban… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Gobolka Bari

Posted on July 26, 2022July 26, 2022 by News Office

 Ciidamada kala duwan ee  dowladda Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Gobolka Bari halkaas oo… Sii akhri

Talada Koonfur Galbeed ma taallo Xamar

Posted on July 25, 2022July 25, 2022

Sanadku 2022 laakiin u ekaa 1992. Ninku waa Jawaari laakiin dhaqankiisu u ekaa kii Gaashaanle Sare Maxamed Nuur Caliyow oo… Sii akhri

Waxa sugaya xubnaha golaha wasiirrada ee Damuljadiid

Posted on July 25, 2022July 25, 2022

Daahista in la soo dhiso dowlad ujeeddada laga leeyahay waa in Madaxweyne Xasan Sheekh asaaska u dhigo siyaasadda arrimmaha dibedda… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray suuqyada Garoowe

Posted on July 25, 2022July 25, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray xaaladda suuqa weyn ee Magaalada Garoowe. Kormeerka madaxweynaha Dowladda Puntland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close