Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xogta kulan ay yeesheen madaxweyne Deni iyo ururrada siyaasadda

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo mas’uuliyiinta sare ee ururrada siyaasadda Puntland ayaa Caawa kulan wada-tashi ah ku yeeshay xarunta… Sii akhri

Posted on July 31, 2022July 31, 2022 by News Office

Madaxwayne Xasan Sheekh ma ku saxanyahay inuu xiriir dhow la yeesho Masar?

Posted on July 30, 2022July 30, 2022

Jawaabtu waa “HAA” Maxay tahay sababtu? Soomaaliya waa xor, waxayna xaq u leedahay inay xiriir dhow la yeelato dalka ay… Sii akhri

Wasiirkii Arrimaha gudaha Jubaland oo geeriyooday

Posted on July 30, 2022July 30, 2022 by News Office

Alle ha u naxariistee waxaa maanta dalka Jarmalka ku geeriyooday wasiirkii Arrimaha gudaha Jubaland Gen. Maxamed Warsame Darwiish. Xubno kamid… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee ka soo kordhay Baarlamanka Puntland

Posted on July 30, 2022July 30, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa… Sii akhri

Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo war ka soo saaray Xaaladda Abaarta

Posted on July 30, 2022July 30, 2022 by News Office

Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland ayaa shaaciyay in Xaaladda Abaarta ka jirta Puntland laga cabsi qabo in ay u gudubto Heerka… Sii akhri

Khamri iyo Xashiish lagu gubay magaalada Garoowe

Posted on July 30, 2022July 30, 2022 by News Office

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal iyo Gudomiyaha gobolka oo ay weheliyaan xeer ilaalinta Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Nugaal iyo… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Kampala kaga qayb-galay Shir weyne ku saabsan Isbeddelka Cimilada

Posted on July 30, 2022July 30, 2022 by News Office

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa mgaalada Kampala… Sii akhri

Dowladda Kenya oo ku hanjabtay in ay dalkeeda ka mamnuucayso Facebook

Posted on July 30, 2022July 30, 2022 by News Office

Hay’adda ilaalisa is-dhexgalka qowmiyadaha Kenya ayaa u qabatay shirkadda maamusha Facebook ee Meta muddo toddobo maalmood ah in ay wax… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Koonfur Galbeed oo ku dhintay qarax ka dhacay Baydhaba

Posted on July 29, 2022July 29, 2022 by News Office

Wasiirkii Cadaaladda ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Sheekh Xasan Ibrahim Lugbuur iyo wiil uu dhalay ayaa maanta lagu dilay qarax… Sii akhri

Madaxweynayaasha Shiinaha iyo Mareykanka oo isweydaarsaday hadallo kulul oo khuseeya Taiwan

Posted on July 29, 2022July 29, 2022 by News Office

Hogaamiyayaasha Maraykanka iyo Shiinaha ayaa isweydaarsaday  digniino ku aadan  arrimaha jamhuuriyadda Taiwan, kadib markii ay ku wada hadleen taleefoon qaatay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close