Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

24 sano kadib, Puntland maxaa u qabsoomay, maxaase qabsoomin?

Qormadaan waxaan uga hadlayaa waxyaabaha laga dhaxlay dhisitaankii Puntland, waxyaabaha aana laga guul gaarin se wali lagu raad joogo ka… Sii akhri

Posted on August 1, 2022August 1, 2022

XOG: Madaxweyne Deni oo Baarlamanka u ballan-qaaday in uu mar kale magacaabayo maxkamadda sare

Posted on August 1, 2022August 1, 2022 by News Office

Madaxweyne Siciid  Deni ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay guddi uu Baarlamanka Puntland u xil-saaray arrinta maxkamadda sare oo… Sii akhri

Guudlaawe oo labo sano ku dhawaad kaddib magacaabay Golaha Wasiirada Hirshabeelle

Posted on August 1, 2022August 1, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa magacaabay Golaha Wasiiradda maamulkaas oo ka kooban 81 xubnood oo isugu… Sii akhri

Soomaaliya waa sheybaarka dib u qeybsiga Afrika

Posted on July 31, 2022July 31, 2022

Muddo dheer ayay Soomaaliya ka cabanaysay dubbihii shirkii Berlin 1884 Afrika lagu qeybsaday si wajigii ka ganacsiga dadka loogu beddelo… Sii akhri

Puntland oo mar kale daah-furtay wadooyin la dayactiray

Posted on July 31, 2022July 31, 2022 by Desk

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daah-furay dayactir lagu sameeyay qeybo ka mid ah laamiga isku xira… Sii akhri

Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil iyo saraakiil xigeeno CXDS

Posted on July 31, 2022July 31, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababbar u soo xiray dufcadda 4-aad ee layli sarkaal iyo dufcadda… Sii akhri

Puntland oo Sannadkan qaaraan ururin u beddeshay Xuska 1-da Agoosto

Posted on July 31, 2022July 31, 2022 by News Office

Warar soo baxaya ayaa sheegaya, in xukuumadda Puntland ay munaasabadda Xuska 1-da Agoosto u beddeshay qaaraan-ururin lagu caawinayo dadka abaartu… Sii akhri

Khilaaf ka dhex taagan guddi gaar ah oo Baarlamanka Puntland magacaabay

Posted on July 31, 2022July 31, 2022 by News Office

Khilaaf iyo is-faham la’aan ayaa ka dhex taagan guddi uu Baarlamanka Puntland u xil-saaray ururinta natiijadii ka soo baxday la-xisaabtanka… Sii akhri

Maxkamadda Garoowe oo mar kale saaka u fadhida dhegeysiga kiiska geed-quwaaxa

Posted on July 31, 2022July 31, 2022 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Garoowe ayaa saaka mar kale u fadhida dhegeysiga dacwadda ku saabsan dhoofinta geed-quwaaxa. Sida ay… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo dhowaan ku wajahan degmada Eyl ee Gobolka Nugaal

Posted on July 31, 2022July 31, 2022 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa lagu wadaa in ay maalmaha soo socda booqdaan degmada Eyl ee Gobolka Nugaal. Degmada Eyl… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close