Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xukun lagu riday haweeney Soomaali ah oo dibadda lacago uga soo diri jirtay Al-shabaab

Haweeney Soomaaliyeed, oo haysata dhalashada waddanka Holland ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah, kadib markii lagu soo eedeeyay… Sii akhri

Posted on August 3, 2022August 3, 2022 by News Office

Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo maanta la kulmaya guddi gaar ah oo loo xil-saaray arrinta Xukuumadda

Posted on August 3, 2022August 3, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa lagu wadaa in uu maanta kulan gaar ah la yeesho guddi uu Baarlamanka… Sii akhri

Miyuu Wasiir Fiqi ka soo bixi doonaa shaqada sugaysa?

Posted on August 2, 2022August 2, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Axmed Macallin Fiqi oo loo magacaabay Wasiirka Arrimmaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta waa siyaasi toban… Sii akhri

Xubnaha Golaha Wasiirada ee ka soo jeeda Puntland

Posted on August 2, 2022August 2, 2022 by Desk

Wasiirada Abshir Cumar Huruuse — Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga, wuxuu u dhashay beesha Majeerteen/Ciise Maxamuud. Gen. Cabdullaahi Axmed… Sii akhri

Liiska Golaha Xukuumadda cusub ee Soomaaliya oo la shaaciyay

Posted on August 2, 2022August 2, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Galabta magacaabay Golaha Xukuumaddiisa cusub, oo ka kooban 26 wasiir, 26… Sii akhri

Dabley hubaysan oo dhaawacay Taliyaha saldhiga bartamaha magaalada Garoowe

Posted on August 2, 2022August 2, 2022 by News Office

Koox hubaysan oo ku eedaysan in ay ku lug-leeyihiin maandooriyaha Khamriga ayaa gelinkii danbe ee xalay dhaawacay Taliyaha saldhiga bartamaha… Sii akhri

Sidee u dhacay dilka hoggaamiyihii ururka al-Qaacida Ayman al-Zawahiri?

Posted on August 2, 2022August 2, 2022 by News Office

Wararka ka imanaya waddanka Afghanistan ayaa sheegaya in duqayn xagga cirka ah lagu dilay hoggaamiyihii ururka al-Qaacida Ayman al-Zawahiri.  Al-Zawahiri… Sii akhri

Munaasabadda Xuska 1-da August oo dhaqaale loogu aruriyay dadka Abaartu saamaysay

Posted on August 2, 2022August 2, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay ka qeybgalay Xafladda xuska munaasabadda 1-da August, sanad guuradii 24-aad ee Aasaaskii… Sii akhri

Puntland waxay u baahan tahay awood-daadejin dhab ah

Posted on August 1, 2022August 1, 2022 by cph

Garoowe (Faallo PP) — Puntland way 24 jirsatay. Lix madaxweyne ayay yeelatay tan iyo 1998kii. Marka la eego sida awoodda… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ka daah-furay Mashaariic Horumarineed

Posted on August 1, 2022August 1, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo ah 1-da August, oo loo dabaaldegayo sanad guuradii 24-aad ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close