Qaalib Baaruud oo lagu wado in loo magacaabo wasiirka Warfaafinta Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sida la xaqiijiyay lagu wadaa in uu xilka qaadis ku sameeyo wasiirka Warfaafinta Maxamud Caydiid Dirir. Wararku…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sida la xaqiijiyay lagu wadaa in uu xilka qaadis ku sameeyo wasiirka Warfaafinta Maxamud Caydiid Dirir. Wararku…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaadda…
Websites-yada qaar ka mid ah garoomada diyaaradaha ee waaweyn ee dalka Maraykanka ayaa hawada laga saaray Isiintii kadib markii lala beegsaday weerarro…
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ee uu toddobaadkaan…
Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay go’aankii dowladda federaalka Soomaaliya ay ku mamnuucday in saxaafaddu madaxa bannaan baahiso wararka la xiriira Al-shabaab. Safaaradda…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahan ku sugnaa magaalada Kampala ayaa maanta la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Museveni oo ay…
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmo Xeebeedka Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.…
Shir lagu dhammaystirayo nabadaynta colaaddii ka dhacday Saax-maygaag iyo Senge-jebiye ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo caasimadda Garoowe. Shirkan oo…
Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Soomaalida Qurba-joogta ah in ay ku soo biiraan dagaalka lagu cirib-tirayo kooxda Al-shabaab. Wasiirka duulista Hawada dowladda…
Goob-joogayaal ku sugan dalka Ukraine ayaa laga soo xigtay in qaraxyo dhowr ah laga maqlay magaalada caasimadda ah ee Kyiv. Tiro dad…