Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowlad goboleedyada oo joojiyay wada shaqeyntii Wasaaradda Maaliyadda Federaalka

Wasaaradaha Maaliyadda dowlad goboleedyada ayaa joojiyay wada shaqeyntii ay la lahaayeen Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya. War-saxaafadeed wadajir ah oo… Sii akhri

Posted on August 30, 2022August 30, 2022 by Desk

Senator Gaagaab: Madaxweyne Xasan xilalka ugu muhiimsan dowladda wuxuu ku safay beeshiisa

Posted on August 30, 2022August 30, 2022 by Desk

Senator Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab) ayaa sheegay in Puntland saluugsan tahay saami qaybsiga siyaasadda dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo darajada ciidannimo u soo celiyay Gen. Cabdalla Cabdalla

Posted on August 30, 2022August 30, 2022 by Desk

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu soo celiyay darajada ciidannimo Gen. Cabdalla Cabdalla Maxamed, Taliye ku-xigeenkii hore ee… Sii akhri

Gabdho Beeniyey War uu Wargeys London Ka Soo Baxa Qoray

Posted on August 30, 2022August 30, 2022 by cph

Hargeysa (Wararka PP ) — Wargeys maalinle ah oo ka soo baxa London ayaa 25 Agoosto qoray warbixin ku saabsan… Sii akhri

Shaqaalaha Puntland oo aan mudda saddex bilood ah wax mushahar ah qaadan

Posted on August 30, 2022August 30, 2022 by News Office

Shaqaalaha kala duwan ee dowladda Puntland ayaa ka cabanaya in aysan wax mushahar ah qaadan mudda saddex bilood ah. Qaar… Sii akhri

Sacuudiga oo bilaabay wejiga labaad ee gargaarka Soomaaliya oo ku kacaya $13 million oo Dollar

Posted on August 30, 2022August 30, 2022 by News Office

Xarunta Gargaarka Bani’aadantinimada Boqor Salmaan ee dalka Sacuudiga ayaa daah furtay wejigii labaad ee gurmadka degdega ah ee loo fidinayo… Sii akhri

Fatahaadaha ka dhacay Pakistan oo saameeyay in ka badan 33 malyan oo qof

Posted on August 30, 2022August 30, 2022 by News Office

Hay’adaha samafalka iyo masuuliyiinta dalka Pakistan ayaa gurmad u fidinaya shacabka Pakistan oo ay soo foodsaareen daadadkii ugu xumaa ee… Sii akhri

Ciidamada Tigray oo beeniyay in ay qabsadeen magaalada Weldiye

Posted on August 30, 2022August 30, 2022 by News Office

Afhayeen u hadlay ciidamada Tigray-ga ee dalka Itoobiya ayaa beeniyay wararka sheegaya in ciidamadoodu ay qabsadeen magaalada Weldiye oo ku… Sii akhri

Puntland oo marti-gelin doonta Shir u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada

Posted on August 29, 2022August 29, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda ka anba-baxay Garoonka Diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe waxaana uu dib… Sii akhri

Gen. Michael Langley oo soo gaaray Muqdisho

Posted on August 29, 2022August 29, 2022 by Desk

Taliyaha ciidamada AFRICOM ee Maraykanka Gen. Michael Langley ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqisho. Taliye Michael Langley iyo safiirka Mareykanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close