Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimayaal
Garoowe: 26 October 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 78 ee 26-ka Oktoober 2022,…
Open this website in Safari first.
Garoowe: 26 October 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 78 ee 26-ka Oktoober 2022,…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daah-furay qorshaha hormarinta korantada dalka oo qayb ka ah qorshaha xukumadda…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa ka qayb galay shir looga hadlayay khilaafaadka dhulka ee…
Maxmamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo ka ka tirsanaa…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa Madaxtooyada Qaranka…
Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan Jaweeriya Subcis. Marxuumad Juweeriya ayaa gelinkii dambe ee…
Puntland ayaa ka laabatay go’aankeedii arrimaa shidaalka, waxayna taageertay heshiiska wadaagga wax-soosaarka shidaalka ee kala saxiideen dowladda federaalka iyo shirkadda Coastline Exploration.…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa kulan lagu xoojinayo ammaanka dalka la…
Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada…
Madaxtooyada Galmudug ayaa bogaadisay howlgalka ciidamada xoogga Dalka, daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaankaba ay Al-shabaab kaga saareen degaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud…