Ciidamada dowladda oo la wareegay degaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud
Ciidanka xoogga dalka oo ay wehliyaan macawislayda degaanka ayaa maanta la wareegay degaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, kaas oo degmada Baxdo koofur…
Open this website in Safari first.
Ciidanka xoogga dalka oo ay wehliyaan macawislayda degaanka ayaa maanta la wareegay degaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, kaas oo degmada Baxdo koofur…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Ra’iisulwasaaraha cusub ee dalka Britain, Rishi Sunak. Wasiirkii hore ee…
Xukuumadda Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay wararka ku saabsan in dad ku bara-baxeen daadkii habeen ka hor ka dhacay magaalada…
Muqdisho (Faallo PP) — Muqaalka nin askari ah ku sugan Kismaayo oo lulaya wax uu ku tilmaamay madaxa mid ka mid ah…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in gawlgallo ay iska kaashadeen NISA iyo saaxiibadooda caalmiga ah oo dhacay 48 saac ee la soo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Dr.…
Shir u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka ayaa lagu wadaa in uu Muqdisho ka qabsoomo 27 bishan October. Wararku waxay…
Dalka Ingiriiska ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya ra’iisal wasaarihii saddexaad muddo sannad gudihiis ah. Xilka ra’iisal wasaaraha ayaa waxa ku tartami…