Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Treasury Designates al-Shabaab Financial Facilitators

WASHINGTON — Today, the U.S. Department of the Treasury designated a network of al-Shabaab financial facilitators who hold leadership roles… Sii akhri

Posted on October 18, 2022October 18, 2022

Qarax khasaare geystay oo caawa ka dhacay Muqdisho

Posted on October 17, 2022October 17, 2022 by Desk

Ku dhawaad 10 qof ayaa ku dhimatay qarax caawa ka dhacay wado mashquul badan oo ku taalla degmada Wadajir ee… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo billad sharafyo guddoonsiiyay xulka 17-jirrada ee ku guuleystay CECAFA

Posted on October 17, 2022October 17, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, xulka 17 jirrada ah ee… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo gaaray magaalada Jigjiga

Posted on October 17, 2022October 17, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga… Sii akhri

Hawlgal ka dhan ah Al-shabaab oo saaka ka socda Gobolka Shabeellada dhexe

Posted on October 17, 2022October 17, 2022 by News Office

Ciidamo xooggan oo muddooyinkii danbe lagu ururinayay degmada Cadalle ee Gobolka Shabeellada dhexe ayaa saaka hawlgal ballaaran ah ku qaaday… Sii akhri

Boqollaal ku dhintay muddaharaadyo ka socda dalka Iran

Posted on October 17, 2022October 17, 2022 by News Office

Kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in mudaharaadada ka socda dalka Iran ee looga soo horjeedo xukuumadda dalkaasi ay… Sii akhri

Deni oo doonaya in uu xulka qaranka u adeegsado ololeynta siysaasadeed ee Kaah

Posted on October 17, 2022October 17, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in urur siyaasadeedka Kaah u maqriqaad u fidinayo xulka qaranka 17-jirada ee ku… Sii akhri

Yaa hubiya tayada daawooyinka la keeno Puntland?

Posted on October 16, 2022October 16, 2022 by cph

Garoowe (Wararka PP) — Ku dhowaad laba sano ka hor ayay Puntland Post soo saartay baaris ku saabsan sida loo… Sii akhri

Xildhibaan Macalimuu: ATMIS far baa ku godan

Posted on October 16, 2022October 16, 2022 by Desk

Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacinaysa magacyada afar shirkadood oo Al-shabaab u gudbisa xogta dekedda Muqdisho

Posted on October 16, 2022October 16, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa heshay xogta afar shirkadood oo Al-shabaab u gudbisa macluumaadka shixnadda saaran maraakiibka ku soo xirta dekedda Muqdisho… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close