Taliyaal saldhigyo loo magacaabay xaafadaha Garoowe qaarkood
Taliyaha Booliiska Puntland S/Guuto Mumin Cabdi Shire ayaa saldhigyada xaafadaha Garoowe qaarkood u magacaabay taliyaal cusub. Taliyaha saldhiga xaafadda Israac ee magaalada…
Open this website in Safari first.
Taliyaha Booliiska Puntland S/Guuto Mumin Cabdi Shire ayaa saldhigyada xaafadaha Garoowe qaarkood u magacaabay taliyaal cusub. Taliyaha saldhiga xaafadda Israac ee magaalada…
Dowladda Ukraine ayaa Jimcihii shalay soo celisay qeyb ka mid ah awooddeeda tamarta. Inkastoo weli ay koronto la’aan yihiin malaayiin ruux oo…
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa kulamo doceedyo la qaatay qaar ka mid ah wasiirada dhiggiisa ee…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in ay hawlgal qorshaysan ku dishay ugu yaraan 15 dagaallame oo ka…
Joe Biden ayaa toddobaadkan 80 jir noqday , taas oo ka dhigtay madaxweynihii ugu horreeyay ee Marekanka ee isagoo xafiiska jooga da’daa…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Niyaami ee dalka Niger,halkaasi…
Dagaal ayaa saaka ka dhacay degaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan oo deegaanka ku sugan, kadib markii…
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa shir-gudoomiyey shirka Gudiga Amniga Gobolka Mudug. Shirkan waxaa goob joog ahaa Gudoomiye ku xigeenka…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday degaannada Nuur-dugle iyo Masjid Cali Guduud oo ka tiraan Gobolka Shabeellaha Dhexe, islamarkaana dhowaan…
Taliyaha Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland Sarreeye Guuto Saxardiid Maxamed Axmed (Colow) oo uu weheliyo taliye ku-xigeenka 2aad ee Ciidanka Asluubta Sarreeye Guuto…