Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Gobolka Benaadir. Guddoomiyaha Maxkamadda… Sii akhri

Posted on October 20, 2022October 20, 2022 by Desk

XOG: Madaxweyne Deni oo Villa Somalia taageero uga raadsanaya mudda kororsi uu wado

Posted on October 20, 2022October 20, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa qorshaynaya in uu dhammaadka bishan October safar qarsoodi ah ku tego magaalada Muqdisho. Madaxweyne Deni… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse iyo wefdigiisa oo gaaray Beledweyne

Posted on October 20, 2022October 20, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beledweyne halkaasi oo uu… Sii akhri

Kenya sadex bilood kadib malaayiin Dollar ka heshay jaadka ay u dhoofiso Soomaaliya

Posted on October 20, 2022October 20, 2022 by News Office

Kenya ayaa dhoofinta jaadka Miirowga ah ee loo iib-geeyo Soomaaliya waxay ka heshay lacag dhan $8 millon oo Dollar mudda… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wefdigiisa oo ku wajahan Beledweyne

Posted on October 20, 2022October 20, 2022 by News Office

Wefdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku wajahan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.… Sii akhri

Madaxweyne Joe Biden oo jawaab ka bixinaya tallaabadii ururka OPEC+

Posted on October 20, 2022October 20, 2022 by News Office

Madaxweynaha waddanka Maraykanka ayaa qorshaynaya in uu fasaxo illaa 15 milyan oo foosto oo shidaala in laga soo saaro goobaha kaydka… Sii akhri

Xogo hoose oo laga helayo Kulankii dhexmaray Puntland iyo Beesha Caalamka

Posted on October 20, 2022October 20, 2022 by News Office

Faahfaahin hoose ayaa ka soo baxaysa kulankii maalin ka hor Garoowe ku dhexmaray xukuumadda Puntland iyo xubnaha Beesha Caalamka. Warar… Sii akhri

Al-shabaab oo qarxiyay buundada degmada Buulobarde ee gobolka Hiiraan

Posted on October 19, 2022October 19, 2022 by Desk

Ururka Al-shabaab ayaa maanta qarax ku bartilmaameedsaday buundada degmada Buulobarde ee gobolka Hiiraan oo ah buundo muhiim ah oo isku… Sii akhri

Qarax ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan

Posted on October 19, 2022October 19, 2022 by Desk

Qarax ismaadaamin ah oo ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay goddoomiyihii dagmadaas Maxamed Nuur Cagajoof (Dabaashe)… Sii akhri

Maxkamadda Garoowe oo xukun ka soo saartay kiiskii geed-quwaaxa

Posted on October 19, 2022October 19, 2022 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee Garoowe ayaa maanta xukun rasmi ah ka soo saartay kiiskii dhoofinta geed-quwaaxa. Liibaan Cali Food oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close