Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray dekedda Garacad

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa si wadajir ah goordhaweyd xariga uga… Sii akhri

Posted on October 22, 2022October 22, 2022 by Desk

Wufuud kala duwan oo gaaray Garacad

Posted on October 22, 2022October 22, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggoomiyo, wafdi ka socda Itoobiya oo hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe… Sii akhri

Bannaan-baxyo ka dhan ah Reer Galbeedka oo ka bilowday Itoobiya

Posted on October 22, 2022October 22, 2022 by News Office

Bannaan-baxyo waaweyn oo ka dhan ah Reer Galbeedka ayaa saaka ka bilowday guud ahaan waddanka Itoobiya sida ay ku warrantay… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo gaaray degmada Maxaas

Posted on October 22, 2022October 22, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo hogaaminaya xildhibaano heer federaal iyo kuwa dowlad goboleed iyo saraakiil ciidan… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo saaka toogatay ninkii dilay Wasiir Cabbdaas Siraaji

Posted on October 22, 2022October 22, 2022 by News Office

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdullahi Cabdi oo  bishii May ee… Sii akhri

Wafdi ka socda Itoobiya oo soo gaaray Garowe

Posted on October 21, 2022October 21, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay qeyb ka yihiin wasiiro iyo xildhibaano… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxda hay’adda Qaxootiga Adduunka

Posted on October 21, 2022October 21, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo Grandi. Madaxweyne Xasan Sheekh… Sii akhri

Turkiga oo aqbalay in uu xarun u noqdo gaaska dabiiciga ah ee Ruushka

Posted on October 21, 2022October 21, 2022 by News Office

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa saxiixay qorshaha madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ee uu ku doonayo in Turkigu uu xarun… Sii akhri

Markab ganacsi oo markii u horraysay maanta ku xirtay dekedda Garacad

Posted on October 21, 2022October 21, 2022 by News Office

Markab xamuul ah oo sida badeecad ganacsi ayaa markii u horraysay maanta ku xirtay dekedda Garacad ee Gobolka Mudug. Inkastoo… Sii akhri

Dowladda Soomaliya oo war ka soo saartay heshiiskii shidaalka ee shirkadda Coastline Exploration

Posted on October 21, 2022October 21, 2022 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib u habayn ku sameysay heshiiskii wadaagga wax-soosaarka shidaalka ee Wasiirkii hore Batroolka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close