Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maraykanka oo ka hadlay kacdoonka hubaysan ee qabaa’ilka Soomaaliyeed kula jiraan Al-shabaab

Dowladda Maraykanka ayaa ka hadashay kacdoonka hubaysan ee beelaha Soomaaliyeed kala horyimaadeen kooxaha Al-shabaab si ay degaannadooda uga saaraan. Safiirka… Sii akhri

Posted on October 16, 2022October 16, 2022 by News Office

Wefdiga Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo beeniyay warar laga faafiyay

Posted on October 16, 2022October 16, 2022 by News Office

Wefdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Aaden Maxamed Nuur (Aaden Madoobe) oo hadda ku sugan waddanka Austria ayaa waxba kama… Sii akhri

Muxuu yahay Golaha cusub ee dhisay Madaxweyne Deni?

Posted on October 15, 2022October 15, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay dhisay gole uu ugu magacdaray ‘Golaha Amniga Puntland’. Golaha Amniga Puntland… Sii akhri

Xulka Soomaaliya oo ku guuleystay koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee 17-jirada

Posted on October 15, 2022October 15, 2022 by Desk

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ee 17-jirada ayaa ku guulaystay koobka ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA, markii ay 3–1… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed guusha xulka kubadda cagta ee 17-jirrada

Posted on October 15, 2022October 15, 2022 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyey xulka da’ yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta guusha taariikhiga … Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo khudbad ka jeediyay Madasha TANA Forum

Posted on October 15, 2022October 15, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa khudbad dheer ka jeediyay madasha Tana Forum oo sanadkan si… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo Ganacsatada ka mamnuucday la-macaamilka Al-shabaab

Posted on October 15, 2022October 15, 2022 by News Office

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya ayaa lagu amray dhammaan Ganacsatada Soomaaliyeed in aysan wax macaamil ah la yeelan… Sii akhri

Maraykanka oo dhinacyada Itoobiya ugu baaqay in ay si deg deg ah u joojiyaan dagaalka

Posted on October 15, 2022October 15, 2022 by News Office

Xoghayaha arrimaha dibadda ee dowladda Maraykanka Antony Blinken ayaa bayaan uu soo saaray mar kale ku celiyay mowqifka Maraykanka colaadda… Sii akhri

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo ka qayb-galay fadhiga guud ee Baarlamaanka Adduunka

Posted on October 15, 2022October 15, 2022 by News Office

Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka qayb galay fadhiga guud ee Baarlamaanka Adduunka. Kulankan oo… Sii akhri

Shacab ku dhintay qarax ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye

Posted on October 14, 2022October 14, 2022 by Desk

Ugu yaraan 7 ruux oo rayid ah ayaa ku dhintay tiro kalana waa ku dhaawacmeen gaari nooca dadweynaha ah oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close