Aadan Madoobe oo kulan la qaatay duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed
Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay magaalada Baydhabi Golaha Malaaqyada…
Open this website in Safari first.
Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay magaalada Baydhabi Golaha Malaaqyada…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay safarkiisi degmada…
Ukraine ayaa sheegtay Arbacadii inay fashilisay weerar uu Ruushku ku soo qaaday caasimadda dalkaas ee Kyiv. Ukraine ayaa sheegtay in ay soo…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay guddoomiyeyaasha gobollada iyo degmooyinka Puntland. Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay…
Muqdisho (Faallo PP) — Af iyo dhaqan xiriir ayaa ka dhexeeya. Go’aanka Qaamuuska Cambridge Online Dictionary ku beddelay qeexidda ereyga “dumar” waa…
Wasiir Ku-xigeenka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland Qaasim Maxamed Yuusuf ayaa loo diiday in tago degmooyinka gobolka Gardafuu. Wasiir Qaasim oo rabay…
Baarlamanka Koonfur Afrika ayaa diiday dacwadda xil ka qaadista ee ka dhanka ah madaxweyne Cyril Ramaphosa, sida uu shaaciyay Guddoomiyaha Baarlamaaka dalkaas.…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa shalay dil toogasho ah ku xukuntay laba nin oo ku eedaysan dilkii Nabaddoon Cabdiqani…
Maxkamadda Dastuuriga ah ee Puntland oo la ansixiyay 8-dii bishan December ayaa si rasmi ah u shaqa bilaabaysa Todobaadkan. Xubnaha cusub ee…
London (Wararka PP) — Wargeyska maalinlaha The Times ayaa qoray in qaamuuska Cambridge Online Dictionary lagu dhaliilay beddelista qeexidda ereyga ‘dumar’. “Qaamuuska…