Xukuumadda Puntland oo lagu eedeeyay kala jebinta ururrada siyaasadda
Qaar kamid ah urur siyaasadeedyada Puntland ayaa ku eedeeyay xukuumadda in ay kala jebin ku waddo ururrada siyaasadda. War-saxaafadeed ka soo baxay…
Open this website in Safari first.
Qaar kamid ah urur siyaasadeedyada Puntland ayaa ku eedeeyay xukuumadda in ay kala jebin ku waddo ururrada siyaasadda. War-saxaafadeed ka soo baxay…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo lix urur siyaasadeed oo uu ku jiro kan xukuumadda ee Kaah ayaa heshiis ka gaaray doorashooyinka qof…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maalinta berri ah ku wajahan degaanka Garacad ee Gobolka Mudug sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo kala duwan.…
Wasiirka Qorshaynta Puntland Maxamed Siciid Maxamed (Faroole) ayaa shaqa-joojin ku sameeyay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorshaynta Sharma’arke Xasan Cali. Wareegto ka soo…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa markii u horraysay ballan-qaad maaliyadeed u sameeyay dagaallamayaasha ka tirsan Al-shabaab. Guddoomiye Jeyte ayaa sheegay…
Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aaadanaha Puntland Avv. Siciid Cabdi Mumin ayaa qasriga Madaxtooyadda ee Baydhabo kulan kula yeeshay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ay xaqiijisay geerida Yuusuf Maxamad Jingaab (Wasiir) oo ahaa sarkaal…
Siyaasiyiinta la magac baxay Midowga Musharaxiinta Koonfur Galbeed oo ku sugan Muqdisho ayaa qaadacay qodobaddii ay isku afgarteen Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Madacweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa isku afgartay 6 qodob, kaddib…
Taliyaha Ciidanka Booliiska Punland S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa magacaabay saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan laanta nabadgalyada wadooyinka gobollada Nugaal, Bari…