Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Garowe: Ciidanka uu hoggaamiyo Gen. Jimcaale oo war soo saaray

Ciidanka uu hoggaamiye Gen. Jimcaale Jamaac Takar ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Deni… Sii akhri

Posted on November 3, 2025November 3, 2025 by Desk

Isu soo baxyo roob doon ah oo lagu qabtay magaalooyinka Puntland

Posted on November 3, 2025November 3, 2025 by Desk

Waxaa maanta qaar ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee Puntland lagu qabtay isu soo baxyo roob doon ah oo alle… Sii akhri

Askar ka tirsan NISA oo lagu dilay Muqdisho

Posted on November 3, 2025November 3, 2025 by Desk

Labo askari oo ka tirsan hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka qaranka ee SINA ayaa xalay lagu dilay deegaanka Garasbaaley ee dhaca… Sii akhri

Somaliland oo soo saartay amar cusub oo la xiriira duullimaadyada

Posted on November 3, 2025November 3, 2025 by Desk

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in aysan hawadeeda soo geli karin diyaaradaha aan oggolaansho iyo fasax ka haysan wasaaradeeda duulista hawada.… Sii akhri

Garowe oo lagu soo dhaweeyay ciidamo cusub

Posted on November 2, 2025November 2, 2025 by Desk

Waxaa maanta magaaalda Garowe lagu soo dhaweeyay ciidanka cusub ee booliska Puntland, kuwaas oo la wareegaya ammaanka guud ee caasimadda.… Sii akhri

Dil kale oo foolxun oo ka dhacay Galmudug

Posted on November 2, 2025November 2, 2025 by Desk

Deegaanka Guudoole oo ka tirsan degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa xalay dabley hubaysan ku dileen haweeney waayeel ah, sidoo… Sii akhri

Puntland oo waaran u jartay rag ka ganacsada Aargoosatada

Posted on November 2, 2025November 2, 2025 by Desk

Puntland ayaa waaran soo qabasho ah u jartay saddex nin oo ka ganacsada Aargoosatada, kuwaas oo lagu eedeeyay in jabiyeen… Sii akhri

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo dhammeystiray guddiga farsamada

Posted on November 2, 2025November 2, 2025 by Desk

Puntland iyo Jubaland ayaa soo gudbisay min laba xubnood oo ku matalaya guddida farsamada ee dhammaystirka qaab-dhismeedka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed… Sii akhri

Puntland oo qabatay nin u dhashay Sucuudiga oo ka tirsanaa Daacish

Posted on November 1, 2025November 1, 2025 by Desk

Ciidamada Puntland ee dagaalamaya  buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa soo bandhigay nin ajnabi ah oo tirsanaa kooxda Daacish ee… Sii akhri

Puntland oo wax ka baddelaysa qaabka loo ilaaliyo madaxda

Posted on November 1, 2025November 1, 2025 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabullaahi Deni ayaa sheegay in dowladda wax ka baddelayso nidaamka loo ilaaliyo madaxda, gaar ahaan marka la… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close