Farmaajo oo saddex sano kaddib ku soo laabtay Muqdisho
Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib muddo saddex sano ah… Sii akhri
Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib muddo saddex sano ah… Sii akhri
Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa xalay madaxtooyada Garowe ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Cumaan, kuwaas… Sii akhri
Madaxweynaha dowadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ubax dhigay taallada Shuhadada dalka Aljeeriya oo lagu xasuusto halyeeyadii u nafwaayey… Sii akhri
Dhakhaatiirka howlgalka Hillaac ee Calmiskaad ayaa ku dhaqaaqay in ay shaqo joojin sameeyeen, kaddib markii ay muddo waayeen xuquuqdii ay… Sii akhri
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee ay ku mideysan yihiin Puntland, Jubbaland iyo Madasha Samatabixinta ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray shir muddo… Sii akhri
Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa si cad uga horyimid in uu Muungaab noqdo musharax xisbiga… Sii akhri
Wasiirka wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland Shaakir Maxamed Guulled oo ay weheliyaan wasiirka wasaarada Maaliyada Puntland Maxamed Faarax, wasiirka… Sii akhri
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Biritayn ayaa ku wargelisay muwaadiniinteeda u safraya Soomaaliya oo ay jirto Somaliland in looga baahan yahay in… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Aljeeriya Cabdulmajiid Tabbuun ayaa goobjoog ka noqday heshiisyo ay kala saxiixdeen… Sii akhri
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay xaaladdii ka taagnayd garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, taas oo sababtay… Sii akhri