Imran Khan oo laga joojiyay in mudda laba todobaad ah Xabsiga lagu booqdo
Maamulka xabsiga uu ku xiran yahay Ra’isul Wasaarihii hore ee Pakistan ayaa joojiyay mudda laba toddobaad ah xabsiga lagu booqdo Imran Khan.…
Open this website in Safari first.
Maamulka xabsiga uu ku xiran yahay Ra’isul Wasaarihii hore ee Pakistan ayaa joojiyay mudda laba toddobaad ah xabsiga lagu booqdo Imran Khan.…
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa gaaray Magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska. Wasiir Biixi Iimaan ayaa sheegay…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay ku guuleystay magacaabista musharraxa madaxweynaha ee xisbiga Dimuqraadiga uga qeybgali doonaan doorashada madaxweynaha ee bisha Novermber.…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wakiilada beesha caalamka ee ka howlgala…
Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed xooggan oo ka dhacay miyiga degmada Towfiiq ee gobolka Mudug.…
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaciyay in aysan Ciidamada Puntland ka soo bixi doonin difaaca hore ee degaannada SSC-Khaatumo. Madaxweyne Siciid Deni…
Xuuthiyiinta Yemen ayaa weerar gantaallo ah ku bartilmaameedsaday markabka Konteenarada qaada ee lagu magacaabo Pinocchio. Markabka oo laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa…
Wararka ka imaanaya degaanka Bacaadweyne ee koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in gebi ahaanba ay maanta halkaasi isaga baxeen ciidamadii dowladda Soomaaliya.…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta horgeeyay Golaha…
Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa lagu wadaa in ay Saaka ansixiyaan Golaha Xukuumadda cusub ee uu dhawaan soo dhisay Madaxweyne Deni. Qoraal kooban…