Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Iran oo hoos u dhigtay Kaydkeeda uranium-ka u dhaw Nukliyeer ah

Iran ayaa hoos u dhigtay kaydkeeda ku dhow uranium-ka heerka bamka nukliyeer ah saddexdii bilood ee la soo dhaafay. Tallaabadaas… Sii akhri

Posted on February 27, 2024February 27, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya oo la kulmay Madaxda USAID

Posted on February 27, 2024February 27, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta… Sii akhri

Nin dab isku qabadsiiyay afaafka Safaaradda Israa’iil ee Washington

Posted on February 26, 2024February 26, 2024 by News Office

Sida ay mas’uuliyiintu sheegeen nin ayaa xalay dab isku qabadsiiyay banaanka Safaaradda Israel ay ku leedahay magaaladan Washington. Ninkan oo… Sii akhri

Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis ku saabsan Arrimaha Sharciga

Posted on February 26, 2024February 26, 2024 by News Office

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallim Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa iyo Wasiirka Cadaaladda… Sii akhri

Madaxweyne Biden oo la kulmaya mas’uuliyiinta u sarraysa Koongareyska Maraykanka

Posted on February 26, 2024February 26, 2024 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa kulan ka dhacaya Aqalka Cad maalinta berri ah isugu yeeray afarta masuul ee ugu sarreeya… Sii akhri

Muqdisho: Kiiska Sayid Cali oo ku eedaysan in uu gubay xaaskiisa oo maanta mar kale maxkamadu u fariisanayso

Posted on February 26, 2024February 26, 2024 by News Office

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisaneysa dhegeysiga dacwad ciqaabeed uu eedeysane ka yahay Sayid Cali Macallim Daa’uud oo… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay Wasiiru-dowlaha Gaashaandhiga dalka Ingiriiska

Posted on February 25, 2024February 25, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ee Dowladda Ingiriiska Mudane… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay Haramcad yar oo geeriyooday markii la soo badbaadiyay kadib

Posted on February 25, 2024February 25, 2024 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in ay aad uga xuntahay Haramcad yar oo ka dhintay. Qoraal ka soo baxay wasaaradda Degaanka… Sii akhri

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo sheegtay in aysan wax amni-xumo ah ka jirin Hawada dalka

Posted on February 25, 2024February 25, 2024 by News Office

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ee SCAA ayaa xalay qoraal rasmi ah ka soo saartay wararka ku saabsan Amniga iyo bad-qabka… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Sharciga Ilaalinta iyo Maareynta degaanka

Posted on February 25, 2024February 25, 2024 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga illaalinta iyo maareynta degaanka oo ay horray u ansixiyeen labada aqalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close