Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

AN UNOFFICIAL TRANSLATION OF PUNTLAND STATE GOVERNMENT STATEMENT ON THE ETHIOPIAN CONSULATE IN GAROWE  

“Puntland State of Somalia and the Federal Republic of Ethiopia Government have long-standing relations based on deep cooperation in social,… Sii akhri

Posted on April 5, 2024April 5, 2024 by cph

Hormuud Accused of “Trespassing on Unlaaye Family’s Properties in Mogadishu”

Posted on April 4, 2024April 4, 2024 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — The relatives of the late Somali businessman Haji Ibrahim Uunlaaye have accused the eponymous Hormuud… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay xirtay Qunsuliyadihii Itoobiya ku lahayd Garoowe iyo Hargeysa

Posted on April 4, 2024April 4, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Laga billaabo maanta oo taariikhdu ay tahay 04 April 2024, ay xirtey labadii qunsuliyadood… Sii akhri

Cabdullaahi Sanbaloolshe oo loo magacaabay Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA

Posted on April 4, 2024April 4, 2024 by News Office

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ansixiyay in Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) uu noqdo Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda… Sii akhri

Markab ku afduuban xeebaha Soomaaliya oo lacag madax furasho ah lagu sii daynayo Ciidda ka hor

Posted on April 4, 2024April 4, 2024 by News Office

Markabka MV Abdullah ee lagu haysto xeebaha Soomaaliya islamarkaana u afduuban burcad-badeedda ayaa lagu wadaa in lacag madax-furasho laga bixiyo,… Sii akhri

Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacowday Koonfur Afrika oo warqadda aqoonsiga laga guddoomay

Posted on April 4, 2024April 4, 2024 by News Office

Wasaaradda arrimaha dibadda Koonfur Afrika ayaa waraaqda aqoonsiga ka guddoontay safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacowday dalkaasi Wasaaradda arrimaha… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo ka warbixisay Shirkii Addis Ababa ee iyaga iyo Itoobiya

Posted on April 4, 2024April 4, 2024 by News Office

Wafti uu hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa kulan  kula qaatay Addis Ababa mas’uuliyiin ka… Sii akhri

Kooxda sunniga ah ee Jaish al-Adli oo weerar ka fuliyay dalka Iran

Posted on April 4, 2024April 4, 2024 by News Office

Kooxda sunniga ah ee Jaish al-Adli ayaa xalay weerartay saldhigga ugu weyn ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran (IRGC) ee ku yaalla… Sii akhri

Shir ku saabsan iskaashiga amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda oo Addis Ababa u furmay Puntland iyo Itoobiya

Posted on April 3, 2024April 3, 2024 by News Office

Shir ku saabsan iskaashiga dhinacyada ammaanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda ayaa magaalada Addis Ababa uga furmay Puntland iyo dowladda Itoobiya. War-saxaafadeed… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta ku wajahan dalka Imaaraatiga Carbeed

Posted on April 3, 2024April 3, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku wajahan magaalada Dubai ee dalka Imaaraatiga Carbeed. Warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close