Dowladda Canada oo liiska argagixisada ku dartay Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran
Dowladda Canada ayaa liiska argagixisada ku dartay ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran (IRGC), sida uu ku dhawaaqay wasiirka Amniga Dadweynaha Canada, Dominic LeBlanc.…
Open this website in Safari first.
Dowladda Canada ayaa liiska argagixisada ku dartay ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran (IRGC), sida uu ku dhawaaqay wasiirka Amniga Dadweynaha Canada, Dominic LeBlanc.…
Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa war-saxaafadeed rasmi ah ka soo saaray xarig iyo xukunno dhawaan lagu riday mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadda…
Qoraal ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta la kulmay Madaxweynaha…
Ra’iisul Wasaaraha dalka Netherlands Mark Rutte, oo ka mid ah xulafada aadka ugu dhaw Ukraine, isla markaana si adag u daleeceeya madaxweynaha…
Duqa caasimadda Garowe, Geedi Axmed Tuurre ayaa sheegay inuu maanta la kulmay madaxda qunsuliyadda dowladda Itoobiya ee Puntland, ayna ka wada hadaleen…
Safiirka Suudaan ee Qaramada Midoobey Al- Harith Idriss Al- Harith ayaa weerar afka ah ku qaaday Imaaraadka Carabta shirka Golaha Ammaanka, isagoo…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqasho ku jooga Kuuriyada Waqooyi, kaddib markii uu sheegay in labada dal ay doonayaan inay si dhow…
Tiro badan oo Kenyan ah ayaa isugu soo baxay maanta bannaanka baarlamanka si ay uga mudaaharaadaan kordhinta canshuuraha muranka dhaliyay, iyadoo booliiska…
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho ku tagay degaanka BuuloXaaji ee gobolka Jubada Hoose oo dhawaan laga xoreeyay Al-shabaab.…
Xildhibaan Cabdiraxmaan SH. Maxamed Xasan Gablax oo katirsan Barlamaanka Puntland degaan doorashadiisuna tahay gobolka Mudug ayaa ka digey heshiis ay guddiga gacanta…