Kooxda Xizbullah oo weerar culus ku qaaday gudaha Israa’iil
Kooxda Xizbullah ee Lubnaan ayaa sheegtay Axadda maanta ah in diyaarad hubaysan oo aan duuliye la socon ay ku beegsatay goob ciidan…
Open this website in Safari first.
Kooxda Xizbullah ee Lubnaan ayaa sheegtay Axadda maanta ah in diyaarad hubaysan oo aan duuliye la socon ay ku beegsatay goob ciidan…
Dowladda Soomaaliya ayaa wadahadal la billowday Ergada Siyaasadda ee Howlgalka Qarammada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM, kaas oo ay ujeeddadiisu tahay sidii loo…
Xildhibaan Yaasiin Axmed Maxamuud oo ku soo biiray mudanayaasha Baarlamanka Puntland ayaa saaka loo dhaariyay xilkaasi. Xildhibaan Yaasiin Axmed ayaa beddelay walaalkiis…
Golaha Wakiilada Puntland ayaa Maanta oo Axad ah shaaciyay Ajandaha Rasmiga ah ee Kal-fadhigooda 54 aad oo furmay 15 bishaan June Ajandaha…
Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 52 kalana ay ku dhaawacmeen kaddib marki bambooyinka nuuca la hago…
Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Cuba Rodriguez ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu qaadayo jidkii Koonfur Afrika, oo ay dacwadd ka dhanka…
Armenia ayaa si rasmi ah u aqqoonsatay dawladnimada Falastiin, sida ay Jimcihii sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Armenia. Armenia ayaa taageertay qaraar…
Midowga Afrika ayaa taageeray codsigii ay Soomaaliya ku doonaysay in kaddib bixitaanka ciidamada ATMIS la billaabo hawlgal muddo kooban ah oo dowladda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo sanadkan ay ka qeyb galayaan…
Markab nooca dalxiiska ah ayaa badbaadiyay 68 qof oo tahriibayaal ah, kuwaas oo dooni ay la socdeen laga helay meel u dhaw…